2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Xaaladda Doorasho ee Dalka, Kuna Baaqday in Lagu Laabto Teendhada Maamulka Puntland ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray xaaladda doorasho ee dalka ka dib markii muddo kordhin loo sameeyay hey’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya, waxa yana puntland dalbatay in dib loogu noqdo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Liiska Cusub Iyo Xildhibaannadii Ka Dambeeyey In Farmaajo Ku Darsado 2 sano. Golaha Shacabka ee waqtigoodu dhammaaday ayaa fadhi uu yeeshay 12-kii bishan waxaa uu Farmaajo ugu daray 2 sano taasi oo kahor yimaadeen aqalka sare, maamul goboleedyada, madasha Badbaado qaran, bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka QM Oo Soomaaliya Ugu Hambalyeysay Curashada Bisha Ramadan Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyey Curashada Bisha Barakeysan ee Ramadan . “Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan bahda Qaramada Midoobay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka sare oo Sharci darro ku tilmaamay muddo kordhinta loo sameeyey Farmaajo Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aanka golaha shacabka ee muddo kordhinta loogu sameeyey Farmaajo. Aqalka sare waxaa uu ku baaqay in loo laabto heshiiska September…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sacuudiga Oo Sheegay In Berri Aysan Soon Aheyn Dowladda Sacuudiga oo sheegtay in aan berri oo isniin ah aysan aheyn maalin Soon. Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ayaa umadda Islaamka ah u sheegtay in aan dhulka sacuudiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo oo Villa Somalia Ku Dhameystay Labo Bil oo Aanu Heysan Sharciyad Dastuuri Ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa labo bil u buuxsantay maanta iyada oo aanu sharciyad dastuuri ah ku joogin madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia. Farmaajo ayaa waxaa muddo xileedkiisa dastuuriga ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ururka Dhakhaatiirta Oo Ku Baaqay In La Qaato Talaalka Corona Virus Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay qaadashada Talaalka Corona Virus oo dhawaan dalka soo gaaray. Dhaqaatirta ayaa sheegay in maadama Cudurka uu soo laba kacleeyay loo bahan yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wax Ka Ogoow Shirka Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo C6+ Waxaa goordhaw Hotel Ku yaalla Xalane shir uga furmay Madaxweeynayaasha dowlad Gobaleedyada dalka iyo Xubnaha Beesha Caalamka . Shirkan oo madaxda dowlad gobaleedyada ay la qaadanayaan wadamada loo yaqaano C6+…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mahad Salaad: Mursal Waxaa uu Wadaa Muddo Kordhin…Berrina Waan Tageynaa Golaha Shacabka Xildhibaanno 15 ah, oo xalay guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Mursal oo ka mamnuucay kulamada muddo 5 kulan ah oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay inuu sharaciga ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Caafimaadka oo Dalbatay in Xayiraad La Saaro Dalka oo Dhan Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Fawsiyo Abiikar ayaa sheegay in si loo xakameeyo faafinta cudurka Covid 19 ay tahay in xayiraad lagu soo rogo guud ahaan dalka. Fawsiyo oo in muddo…