1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Muddo Xileedkoodu Dhammaaday Oo Barri Meelmarinaya Misaaniyadda 2021-ka Golaha shacabka waqtigoodu dhammaaday ayaa Beri oo Talaado ah oo ay Tar 29 Dec, waxaa ay Kulan ku yeelan doonaan Muqdisho , Ajandaha ayaa waxaa uu yahay. 1. U codeynta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisalwasaare Rooble: Diyaar Ayaan u Ahay Xallinta Tabashooyinka Doorashada Beesha caalamka iyo ururada bulshada rayidka ah ayaa kulan la qaatay ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamaed Xuseen Rooble, waxaana inta badan looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo tabashada. Rooble oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Muddo Xileedkoodu Dhammaaday Ee Shacabka oo Maanta Kulmaya Waxaa maanta kulan isugu imaanaya golaha waqtiga dastuuriga ah ka dhacay ee shacabka iyaga oo ka hadlaya arrimo ay miisaaniyadda 2021-ka ku jirto. Qoraal loo diray Xildhibaannada sii-hayeyaasha ah ee…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi: Farmaajo Awooddiisa Kama Mid Ahan Waxkabedelka Awoodaha Dastuuri ah Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalaka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa sheegay inuu Farmaajo xaq u laheyn inuu dib u dhigo wax ka bedelka, dib u eegista iyo meel…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Booliiska: Dabley Soo weerartay Saldhigga Karaan Waxay Dileen Shacab iyo Ciidan Afhayeen maanta u hadlay booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in weerar waxa uu ku sheegay dalbay ay ka geysatay xarunta degmada Kaaraan ay ku dhinteen shacab iyo askar xarunta joogtay “shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo Oo Saxiixay Xeer Dib u Dhigaya Wax Ka Bedelka Dastuurka KMG Madaxweynahe Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama la galay xilligii doorashooyinka dalka oo ay sii dhammaaneyso muddada…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare oo Kulan Ka Yeeshay Dastuurka iyo Wax Ka Bedelkiisa Guddoomiyha golaha aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo uu wehlinayey guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mowliid Guhaad ayaa maanta shir guddoomiyey kulan ay yeesheen guddi joogtada golaha aqalka sare, waxaana warbixin…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaankii 2-aad oo BF oo 60 Cisho Gudaheed Hargeisa Cafis Weydiistay, Iskana Casilay Shaqada Muqdisho Waxaa maanta magaalada Hargeysa dib ugu noqday Mustafe Qodax, ninkan oo ahaa Senator ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa 4 sano uun kasoo maqnaa magalaadaasi, hadda uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ansixiyey Ajendayaal Dhowr ah Waxaa maanta magaalda Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ka qabsoomay kulanka golaha wakiillada maamulkas oo ahaa Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 9aad ee golaha, waxaana shir guddoomiye guddoomiye Cabdixakim Luqmaan xaaji…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Sheekh Oo Farmaajo iyo Labada Aqal ee BF ugu Baaqay In Dalka Aanu Dastuur La’aan Noqon Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qoraal uu soo saaray waxaa uu baaq ugu diray madaxweyne Xasan Sheekh iyo labada gole ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya,…