2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Madaxabanaan Ee Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaangeliyey Xisbiyo Cusub Xaafiiska Diiwaan-geliyaha Xisbiyada Siyaasadda ee GMDQ ayaa shahaadooyin ku-meel-gaar ah guddoonsiiyey Lix (6) Xisbi oo cusub oo ka mid noqon doona xisbiyada sida ku-meel-gaarka ah u diiwaan-gashan. Munaasabada shahaadooyinka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xaliimo Yareey oo Ku Dhawaaqday in Guddiga Doorashooyinka uu Sii Shaqeynayo Guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee dooorashooyinka qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa sheegtay in guddiga uu sii jirayo uuna sii shaqeyn doono. Guddoomiyaha oo la hadashay warbaahinta ayaa xustay in guddiga …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxwene Waare oo Ka Horyimid Jadwalka Doorashada Baarlaamaanka Hirshabeelle Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kasoo horjeestay qoraal maanta kasoo baxay guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle, kaas oo lagu sheegay in Baarlamaanka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jadwalka Doorashada Baarlamaanka Hirshabeelle oo La Shaaciyey Guddiga farsamada ee xulista baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista xildhibaannada iyo hannaanka doorashada sida lagu xusay qoraal ka soo baxay guddiga oo maanta la…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Axmed Madoobe oo Sheegay Gobolka Gedo in Aysan Ka Dhici Karin Doorasho Ilaa Laga Saaro Ciidanka Dowladda Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay Kal-Fadhiga Sadexaad ee Golaha Wakiilada maamulka Jubaland, Madaxweynaha ayaana munaasabadda furitaanka ka jeediyey Khudbad, taas oo uu uga hadaly…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Guurtida Somaliland oo Ansixiyey Xeerka Doorashooyinka Xildhibaannada golaha Guurtida Somalilanda oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa la horkeenaya xeerka doorashooyinka Somaliland iyo diiwaan gelinta codbiyayaasha. Kulanka ayaa inta uu kulanku socday waxaa ay dood…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiga Tigreega oo Xubnaha Ugu Jiro Baarlamaanka Ka Dalbay in ay Iscasilaan Xisbiga xoreynta gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya ayaa fariin u diray xubnaha gobolkaas ku matalo dowladda dhexe ee federaalka, waxaana lagu amaray in ay iska casilaan xilalka ay ka hayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubno Ka Tirsan Guddiga Doorashooyinka Jubbaland iyo Xildhibaanno Gaaray Afmadow Xubno ka socday guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka iyo xuduusdaha maamul goboleedka Jubbalanad oo ay wehlinayaan xildhibaanno ka tirsan federaalka ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. Xidhibaan Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Biixi: Yeeli-meyno Waxyeeleynta Qarankeena Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa eedeyn u jeediyey dowladda federaalka Soomaaliya, xili uu khudbad ka jeedinayey shirweynaha 4-aad ee xisbiga talada haya ee Kulmiye. Madaxweyne Muuse ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Laftagareen oo Ballanqaaday Ilaalinta Kootada Haweenka ee 30% Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasis Laftagareen oo xalay ka hadlay xaflad Digil iyo Mirifle ah ayaa balanqaaday in kootada haweenka ay sideedii tahay. Laftagareen oo arrintaas ka hadlaya waxaa uu yiri…