2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirkadda BURN Oo Somalia Ka Hirgelineysa Mashruuc Cunto Karis Wanaagsan Shirka la tashiga daneeyayaasha maxaliga ah ee heerka waxqabadka hufan ee karboonka iyo karinta cuntada wanaagsan ee nadiifta ah sida ay ugu suurtoobi lahayd qoysaskeena ku nool Somalia. Mudanayaal iyo marwooyin,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka oo Doorashada Lagu Heshiiyey Ku Sheegtay Mid Rajo Xumo Ah Beesha caalamka ayaa niyad xumi iyo rajo la’aan ka muujisay nidaamka doorasho oo ay ku heshiiyeen dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Qoraal kasoo baxay ayaa lagu sheegay in heshiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Somaliland: Qeyb Kama Nihin Doorashooyinka Soomaaliya Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay in aysan shaqo ku laheyn nidaamka doorashooyinka Soomaaliya, waxaana ashtako ka dhan ah dowladda federaalka Soomaaliya ay u gudbisay beesha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qaramada Midoobay oo Soomaaliya Ka Taageeraysa Arrimo Quseeyo Doorashooyinka Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in Soomaaliya ay ka caawin doonto arrimo dhowr ah kuwaas oo la xiriira arrimaha doorashooyinka soo socda oo dalka uu galayo dabayaaqada sanadkaan 2020-2021-ka. Wakiilka Qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Axmed Madoobe oo Muqdisho Kula Kulmay Xildhibaannada Labada Aqal BFS Ku Matala Jubbaland Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta kulan kula qaatay Muqdisho , Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee laga soo doorto Jubbaland. Kulankan oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxamed Xuseen Rooble oo Fariintiisii Ugu Horeysay u Diray Golaha Shacabka Maxamed Xuseen Rooble oo dhowaan loo magacaabay xilka Ra’iisulwasaaraha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faariintiisii ugu horaysay diray tan iyo markii lagu dhawaaqay sedex cisho ka hor, oo digreeto…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo oo Ra’isul wasaare Ka Dhigay Shakhsi Ku Cusub Saaxada iyo Saamileyda Siyaasadda, Waa Kuma? Madaxweyne Farmaajo ayaa ra’isul wasaare u magacaabay Maxamed Rooble kaas oo aan horay loogu arag saaxada ama xaataa saamileyda siyaasadda. Magacaabista Rooble ayaa waxaa ay timid saacado yar uun kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Weli Isticmaalaya Magaca Dhuusamareeb, Aaway Samareeb? Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor oo ka hor hadlayey maanta golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa lagu arkay in weli uu isticmaalayo magaca Dhuusamareeb.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Madasha Xisbiyada Qaran Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay hoggaanka madasha xisbiyada qaran, kulanka ayaa ka dhacay hoyga Madaxweynihii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qoorqoor, Waare iyo Laftagareen Oo Ka Arrinsaya Imaanshiyaha Muqdisho Madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur galbeed Axmed Kaariye Qoorqoor, Maxamed Waare iyo Cabdicasis Laftagareen ayaa la sheegay in ay isla garteen kulan looga arrinsanayo imaanshiyahooda Muqdisho. Kulankan oo lagu wado…