1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubno Ka Tirsan Guddiga Doorashooyinka Jubbaland iyo Xildhibaanno Gaaray Afmadow Xubno ka socday guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka iyo xuduusdaha maamul goboleedka Jubbalanad oo ay wehlinayaan xildhibaanno ka tirsan federaalka ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. Xidhibaan Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Biixi: Yeeli-meyno Waxyeeleynta Qarankeena Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa eedeyn u jeediyey dowladda federaalka Soomaaliya, xili uu khudbad ka jeedinayey shirweynaha 4-aad ee xisbiga talada haya ee Kulmiye. Madaxweyne Muuse ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Laftagareen oo Ballanqaaday Ilaalinta Kootada Haweenka ee 30% Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasis Laftagareen oo xalay ka hadlay xaflad Digil iyo Mirifle ah ayaa balanqaaday in kootada haweenka ay sideedii tahay. Laftagareen oo arrintaas ka hadlaya waxaa uu yiri…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Federaalka Ah oo Maanta Ansixiyey Heshiiska Doorasho Dadban Xidhibaannada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey heshiis siyaasadeed oo dhigaya doorasho dadban in dalku aado 2020/2021 Codeyn ay sameeyeen waxaana heshiiska ogolaatay 252 xildhibaan, halka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mooshin Ka Dhan Kenya oo Hadda Looga Doodayo Baarlamaanka Federaalka ah Waxaa hadda fadhiga baarlamaanka ka socda doodda mooshin ka dhan ah dalka Kenya iyo xasuuqa ay wado gudaha Soomaaliya gaar ah xadka Gedo. Qeyb yar oo ka mid ah xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Baarlaamaanka oo Maanta U Codeynaya Heshiiskii Villa Somalia iyo Dowlad Goboleedyada Xildhibaannada labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh Muqdisho, waxaana lagu wadaa in la horgeeyo heshiiskii doorasho ay wada gaareen Villa Somalia iyo madaxda maamul goboleedyada.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Haweeneey Soomaali ah oo Xildhibaan Ka Aheyd Gudaha Ingiriiska oo Iscasishay Raaqiyo Mohammed Ismail oo u dhaltay Soomaalida UK, kana tirsaneyd xisbiga shaqaalada wasdanka Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in ay iska casishay xubintii xildhibaannimo ee xisbiga, kadib markii ay khudbad ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka oo Sabtida u Ballansan Ansixinta Heshiiska Doorashada Xildhibaannada 2021 Tallaabo ka dhalatay isafgardkii dhexmaray labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, waxaa berri oo sabti ah lagu wadaa in baarlamaanka oo wadajira la horkeeno heshiiska ay madaxdu ku gaareen arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’isul wasaare Maxamed Rooble oo La Ansixiyey, Codsi Kale Ayuu Diray Ra’isul wasaaraha uu dhowaan magacaabay madaxweyne Farmaajo ee Maxamed Rooble ayaa maanta helay codka kalsoonida iyada oo golaha shacabka ay siiyeen 215 cod oo inta hoolka joogtay, ma jirin cid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Khudbad Ka Jeedin Doono Si Kalsooni Loo Siiyo Ra’iisalwasaare Rooble Xaruunta Golaha shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa maanta ka qabsoomaya kulan ujeedkiisu uu yahay sidii codka kalsoonida loogu qaadi lahaa Ra’’iisulwasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble. Mudanayaasha Barlamaanka ayaa loo…