1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobaha Ganacsiga Ee Cadaado oo Maanta Xiran iyo Sababta+Sawirro Waxaa maanta xiran gabi ahaanba goobaha ganacsiga ee magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ee maamulka goboleedka Galmudug, waxaa sidaasi u sheegay Goobjoog News dad deegaanka ah. Xirnaanshiyaha ganacsiga ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Galmudug oo Maanta Afar Sharci La Horgeeyey Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo ahaa kalfadhiga 2aad kulankiisa 6aad ee golaha wakiillada maamulkaas. Kulanka oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cismaan: Waxaa La Dhisayaa Hirshabeelle Loo Dhan yahay Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo galinkii danbe ee shalay gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda u ah maamulkaasi, iyadoo si diiran loo soodhoweeyey, ayaa waxaana uu …
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Madaxabanaan Ee Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaangeliyey Xisbiyo Cusub Xaafiiska Diiwaan-geliyaha Xisbiyada Siyaasadda ee GMDQ ayaa shahaadooyin ku-meel-gaar ah guddoonsiiyey Lix (6) Xisbi oo cusub oo ka mid noqon doona xisbiyada sida ku-meel-gaarka ah u diiwaan-gashan. Munaasabada shahaadooyinka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xaliimo Yareey oo Ku Dhawaaqday in Guddiga Doorashooyinka uu Sii Shaqeynayo Guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee dooorashooyinka qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa sheegtay in guddiga uu sii jirayo uuna sii shaqeyn doono. Guddoomiyaha oo la hadashay warbaahinta ayaa xustay in guddiga …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxwene Waare oo Ka Horyimid Jadwalka Doorashada Baarlaamaanka Hirshabeelle Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kasoo horjeestay qoraal maanta kasoo baxay guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle, kaas oo lagu sheegay in Baarlamaanka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jadwalka Doorashada Baarlamaanka Hirshabeelle oo La Shaaciyey Guddiga farsamada ee xulista baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista xildhibaannada iyo hannaanka doorashada sida lagu xusay qoraal ka soo baxay guddiga oo maanta la…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Axmed Madoobe oo Sheegay Gobolka Gedo in Aysan Ka Dhici Karin Doorasho Ilaa Laga Saaro Ciidanka Dowladda Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay Kal-Fadhiga Sadexaad ee Golaha Wakiilada maamulka Jubaland, Madaxweynaha ayaana munaasabadda furitaanka ka jeediyey Khudbad, taas oo uu uga hadaly…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Guurtida Somaliland oo Ansixiyey Xeerka Doorashooyinka Xildhibaannada golaha Guurtida Somalilanda oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa la horkeenaya xeerka doorashooyinka Somaliland iyo diiwaan gelinta codbiyayaasha. Kulanka ayaa inta uu kulanku socday waxaa ay dood…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiga Tigreega oo Xubnaha Ugu Jiro Baarlamaanka Ka Dalbay in ay Iscasilaan Xisbiga xoreynta gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya ayaa fariin u diray xubnaha gobolkaas ku matalo dowladda dhexe ee federaalka, waxaana lagu amaray in ay iska casilaan xilalka ay ka hayaan…