1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maadaxweynaha Jubbaland oo Maanta Hortagaya Golaha Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta lagu wadaa inuu kulan la qaato golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kadib muddouu ku sugnaa Muqdisho. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada oo War Ka Soo Saaray Wadahadallada Farmaajo Deni iyo Madoobe Madasha xisbiyada qaran ayaa warka kasoo saartay wadahadallada dowladda federaalka ah iyo maamullada Puntland iyo Jubbaland, madashu waxaa ay soo dhweysay dib u bilaabasha hannaan heshiis looga gaarayo doorashada 2020…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Sheekh oo La Kulmay Deni, Ururro Siyaasadeed iyo Safiirka Mareykanka Kahor Shirka Farmaajo Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta kulamo kala duwan la yeeshay madaxweynaha Puntland, madax ka tirsan ururrada siyaasadda iyo safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya. Mudane Xasan ayaa waxaa uu kulan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo Oo Daah Furay Manhakja Dugsiyada Sare Ee Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), Wasiirrada iyo Agaasimeyaasha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa daah-furay Manhajka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qatar Airways Oo 3-jeer Todobaadkii Iman-doonta Muqdisho Qatar Airways ayaa saacadihii tagay ku dhawaaqday iney dib u bilaabi doonto duuliimaadyadeeda caasimadda Muqdisho. Sida ay wararku sheegayaan, waxaa lagu wadaa in todobaadkii ay saddex jeer timaamo Muqdisho, waxaa uuna…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa ah: 1. Akh 1aad H/Sh adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa dib ugu soo laabtay maanta Muqdisho kadib safar shaqo oo ay ku tageen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Waare oo Magacaabay Guddiga Soo Xulista Baarlamaanka Labaad Ee Hirshabeelle Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay gudduiga farsamo ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle, guddiga ayaana ka kooban 11 xubnood. Madaxweyne Waare waxaa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Oo Gaaray Caasimada Galmudug Wafdiga uu hogaaminaayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug,waxaana caasimada si heer sare ugu soo dhaweeyay guddoomiyaha Baalamaanka Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug u Magacaabay Madaxweyne Qoorqoor Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa rabacadii Cabdicasiis Nuur Xuseen u magacaabay Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Galmudug, tallaabadan oo imaaneysa maalmo uun kadib markii uu…