1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dhuusamareeb 3 Magaalada Dhuusamareeb waxaa ay isu diyaarisay martigelinta shirweynaha Soomaaliya ee doorashada, waxaana hadda soo dhameystirmay dhammaan hawlihii qabanqaabada. Wufuudda caasimadda Galmudug joogta waxaa ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliyeed Maxamed Cabdulahi…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Ku Biiray Dhuusamareeb 3 Waxaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo si ay uga qetbgalaan Dhuusamareeb 3. Farmaajo ayaa u duulay Galmudug kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Lafta-gareen oo Gaaray Dhuusamareeb Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray ee xarunta Galmudug gaaray madaxweynaha koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen si uu uga qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3. Shirkan oo lagu waday inuu maanta furmo ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Guddiga joogtada ah ee golaha aqlka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ku leh magaalada Muqdisho, Ajanadaha kulanka waxaa lagu sheegay sedex qodob, kuwaas oo kala ah. 1…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dib u Dhac Maanta Ku Yimid Furitaanka Shirka Dhuusamareeb3 Waxaa dib u dhacay shirkii shirkii Dhuusamareeb 3 oo lagu madlansanaa inuu maanta ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Shirka ayaa ballanku ahaa inuu furmo in la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Golaha Shacabka Hortagaya Golaha shacabka ee Baalmaanfederaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa kulan ku leeyhay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, Golaha ayaa lagu wadaa inuu horyimaado madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Farsamo Ee Doorashooyinka Madaxweynaha dowlad goboleedka Glamudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maanta dib uga soo laabtay safar uu ugu maqnaa wadanka Turiga ayaa soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Soo dhoweyn…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlaya Kulanka Golaha Shabka Barrito? Golaha shacabka baaralamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinada barrito ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee gudaha magaalada Muqdisho. Ajandahu waxaa uu yahay akhrinta sedexaad ee Hindse…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug: Shirka Dhuusamareeb Waqtigiisa Ayuu Ku Qabsoomayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo safar shaqo u joga dalka Turkiga ayaa sheegay in Shirka Dhuusamareeb uu dhici doono xilligii lagu balamay, oo ku began 15…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka ee BF oo La Horgeeyey Sharci Ogolaanaya Guurka Caruurta Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa haatan horyaalla sharci ogolaanayo in la guursado caruurta da’da yar. Sharcigan oo buuq dhaliyey ayaa la soo badalay kii ay golaha wasiirrada ansixiyeen,…