1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo La Kulmay Guddiyada Dastuurka Ee Baarlamaanka Iyo Kan Madaxa Banaan Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh ayaa maanta kulan la qaatay guddiga dastuurka iyo guddiga madaxbannaan ee dib u-eegista dastuurka. Guddoomiyaha ayaa guddiga warbixin ka dhageystay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deni oo La Kulmay Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland kuwaas oo u gogol xaaraysa in dowlad goboleedkaasi…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ma jiro Qodob Dastuuri ah oo Muddo u Cayimaya Soo Magacaabista Raiisulwasaaraha Maanta ayaa laga joogaa 30 maalin markii xilka laga qaaday ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali kheyrre waxaana la sugayay in Madaxweyne Farmaajo soo magacaabo ra’iisul wasaare soona dhisa xukuumad sii…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Agaasimeyaal Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Ku Heshay Xatooyo Dadweyne Maxkamadda gobolka Banaadir, qeybta ciqaabta waaxda tashiga ayaa maanta xukun ka gaartay dacwado ay sheegtay iney la xiriireen xooto dadweyne iyo arrimo kale, 9 qof oo ka tirsan wasaaradda caafimaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobjoog oo June Sadaalisay Heshiiska Dhuusamareeb 3 ee Deegaannada Badan, 301-da Ergo iyo Isu-geynynta 903-da Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa bishii June 2020, waxaa ay saadaalisay dhammaan heshiiska doorasho ee lagu gaaray Dhuusamareeb 3 inta u dhaxeysay 15-19 Ogoosto, 2020. Prof. Xasan Sheekh Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muxuu Deni Kala Hadlay Guddoonka Golaha Wakiillada Maamulkaasi? Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan kula qaatay xalay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal madaxeyne ku-xigeenka maamulkaas, Axmed Cismaan Karaash, guddoonka golaha Wakiillada iyo qaar kamida Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada oo Soo Dhoweysay Heshiiskii Dhuusamareeb3 Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeysay hannaanka doorashada ee ka soo baxay Shirkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb3, waxaana ay sheegtay madashu inuu shirku u baahan yahay dhammeystir, Halkaan Ka Akhriso…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubballand iyo Puntland oo Qaadacay Shirkii Dhuusamareeb3 iyo Wixii Kasoo Baxay Maamullada Puntland iyo Jubbalnd oo soo saaray qoraal wadajir ah ayaa ka hor yimid shirkii Dhuusamareeb3 oo lagu soo idleeyey Galmudug, iyaga oo sheegay wixii ka soo baxay shirkaas uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada oo Sheegtay iney Ka Been Abuurteen Guddiga Farsamo Ee Dhuusamareeb3 Madasha xisbiyada qaran oo maanta qoraal soo saaray ayaa sheegay in guddiga farsamo ee shirka Dhuusamareeb3 ay ka been abuurteen isla markaana uusan jirin kulan dhex maray labada dhinac. …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dowalad Goboleedka Jubbaland oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb3 Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb3, kaas oo lagu ballansanaa in markale dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyadu ku jaangooyaan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karta, waxaana…