1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Guddiga joogtada ah ee golaha aqlka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ku leh magaalada Muqdisho, Ajanadaha kulanka waxaa lagu sheegay sedex qodob, kuwaas oo kala ah. 1…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dib u Dhac Maanta Ku Yimid Furitaanka Shirka Dhuusamareeb3 Waxaa dib u dhacay shirkii shirkii Dhuusamareeb 3 oo lagu madlansanaa inuu maanta ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Shirka ayaa ballanku ahaa inuu furmo in la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Golaha Shacabka Hortagaya Golaha shacabka ee Baalmaanfederaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa kulan ku leeyhay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, Golaha ayaa lagu wadaa inuu horyimaado madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Farsamo Ee Doorashooyinka Madaxweynaha dowlad goboleedka Glamudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maanta dib uga soo laabtay safar uu ugu maqnaa wadanka Turiga ayaa soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Soo dhoweyn…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlaya Kulanka Golaha Shabka Barrito? Golaha shacabka baaralamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinada barrito ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee gudaha magaalada Muqdisho. Ajandahu waxaa uu yahay akhrinta sedexaad ee Hindse…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug: Shirka Dhuusamareeb Waqtigiisa Ayuu Ku Qabsoomayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo safar shaqo u joga dalka Turkiga ayaa sheegay in Shirka Dhuusamareeb uu dhici doono xilligii lagu balamay, oo ku began 15…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka ee BF oo La Horgeeyey Sharci Ogolaanaya Guurka Caruurta Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa haatan horyaalla sharci ogolaanayo in la guursado caruurta da’da yar. Sharcigan oo buuq dhaliyey ayaa la soo badalay kii ay golaha wasiirrada ansixiyeen,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maryan Cabdikariim Axmed Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashay Imtixaanka Shahaadiga Puntland Maryan Cabdikariim Axmed ayaa kaalinta koowaad ka gashay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland,waxayna sheegtay in ay ku faraxsantahay da’daalka ay samaysay. Maryan Cabdikariim oo dhigata iskuulka Alwaaxa ee magaalada Garowe…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Itoobiya: Ma Aqoonsanin Somaliland, Waxaanna Taagereynaa Midnimada Soomaaliya Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya Ambassador Dina Mufti, ayaa sheegay in dalkiisa aanu aqoonsaneyn Somaliland isla markaana ay taageerayaan midnimada Soomaaliya. “Arrinta ku saabsan Somaliland, waxay qeyb ka tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Maanta Iska Diiday Ka Doodista Ajandihii Lagu Ballansanaa Golaha shacab ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah si cad u diiday ka doodista hindise sharciyeedka dambiyada la xiriira Galmada, kaas oo ahaa ajandihii golaha saaka loo…