1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wakiillada Punland? Xildhibaannada golaha Wakiillada dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta isugu yimid Fadhiga 29-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha , uu shir-guddoomiyey guddoomiyaha golaha wakiillada maamulkaasi Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Fadhiga maanta Ajandaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Puntland oo Dib u Dhigay Ka Doodista Heshiiskii DP-WORLD Xildhibaannada golaha wakiillada maamulka Puntland oo maanta doo adag ka yeeshay heshiiskii Puntland ay la gashay shirkadda DP-WORRD, kaas oo lagu hormarinaayey dekadda magaalada Bosaso ayaa dib loo dhigay. Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Wakiillada Puntland? Waxaa goordhow magalaada Garowe ka furmar kulanka golaha wakiillada maamulka goboleedka Punland , kaas oo ah Fadhiga 28-aad, Kalfadhiga 46-aad ee golaha, waxaana shir guddoominaya guddoonka golaha Wakiillada. Fadhiga maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo War Ka Soo Saartay Kulankii Goddoonka BFS iyo Hoggaanka Madasha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BF C/wali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa kulan la yeeshay caawa hoggaanka sare…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku shirayo xarunta Villa Hargeysa ee magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana shir guddoominaya guddoonka golaha shacabka. Ajandaha kulanka xildhibaannada ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka tacsiyeeyey geetida allah u naxariistee Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo ku geeriyooday Muqdisho. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni: Mas’uuliyadda Wixii Baarlamaanka Ka Dhacay Waxaa Qaadayo Farmaajo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, oo magaalada Gaalkacyo ku shir guddoomiyey kulanka golaha wasiirrada maamulkaasi ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyey ra,iisalwasaarihii dalka , isaga oo …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Mahad Salaad oo Beeniyey in Madashu Kahor Timid Ceyrinta Kheyre Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka iyo Madasha ayaa qoraal uu bartiisa Faceboogga goordhow soo dhigay waxaa uu ku beeniyey qoraal loo tiiriyey Madasha oo la isla dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qodobada uu Mursal Sheegay in Lagu Ceyriyey Kheyre Guddoomiyaha golaha sacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliy Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in xukuumadda ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre , ay ku guul dareysatay dhowr qodob oo horay ay u balan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal: Xukuumadda Xasan Kheyre Waa Dhacday Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo goordhow la hadlay saxaafadda ayaa sheegay iney dhacday xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre isaga oo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka…