1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Mahad Salaad oo Beeniyey in Madashu Kahor Timid Ceyrinta Kheyre Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka iyo Madasha ayaa qoraal uu bartiisa Faceboogga goordhow soo dhigay waxaa uu ku beeniyey qoraal loo tiiriyey Madasha oo la isla dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qodobada uu Mursal Sheegay in Lagu Ceyriyey Kheyre Guddoomiyaha golaha sacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliy Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in xukuumadda ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre , ay ku guul dareysatay dhowr qodob oo horay ay u balan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal: Xukuumadda Xasan Kheyre Waa Dhacday Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo goordhow la hadlay saxaafadda ayaa sheegay iney dhacday xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre isaga oo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dowlad Goboleedyada Qaar oo Magacaabay Guddi Ku Matala Wada Hadallada Doorashada Ee Kala Dhaxeya Dowladda Federaalka ah Maamul goboleedyada qaar ayaa magacaabay guddiyo u matali-doona shirka looga hadlayo doorashada ee kala dhaxeeya dowladda federaalka ah. Guddiyadan oo lagu heshiiyey Dhuusamareeb ayaa lagu wadaa iney shaqeeyaan, oo weliba…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulmayaan xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, mid kamida kulamadoodii golaha. Ajandaha kulanka golaha ayaa waxaa uu yahay ka doodista…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo War-saxaafadeeda Ka Soo Saaray Heshiiskii Dhuusamareeb Urururada Bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed ayaa maanta warsaxaafadeed ka soo saaray, heshiiskii hordhaca ahaa ee magalaada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ay ku gaareen madaxda dowaladda federaalka iyo kuwa xubnaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Warmurtiyeedka Shirka Dhuusamareeb ee DF iyo Dowlad Goboleedyada Waxaa goordhow lasoo saaray warmurtiyeedka Shirka Dhuusamareeb uga socday dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta KMG golaha shacabka ee Villa Hargeysa. Ajandaha kulanka Maanta ee golaha shacabka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Daawo: Wareysiga Profesor Shirwac oo Ka Warbixiyey Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Bulshada Rayidka ah Profesor Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo ka tirsan hay’adda tubta nabadda Soomaaliyeed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa ka warbixiyey kulan ururada bulshada rayidka ah ay magalaada Dhuusamareeb ee maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhuusamareeb: Villa Somalia oo Ku Adkeysaneysa Doorasho “Qof iyo Cod” ah Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Villa Somalia ay weli ku adkeysaneyso doorasho qof iyo cod ah iney ka dhacdo Soomaaliya 2020/2021-ka. Ilo ka…