1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynihii Hore ee Puntland oo Geeriyoodey Maxamed Cabdi Xaashi oo ahaa madaxweynihii hore ee Puntland ayaa xalay ku geeriyoodey magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xaashi waxaa uu sidoo kale ahaa madaxweyne ku-xigeenkii maamulka 1998-2004-tii, waxaana uu…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Khudbadaha Madaxda Dowlad Goboleedyada ee Dhuusamareeb Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey wejiga hore ee shirka dowlad goboleedyada uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug iyada oo ay ka hadleen dhammaan madaxweyneyaasha. Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka golaha shacabka, kaas oo ka qabsoomay xarunta kumeel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Ajandaha kulanka golaha ayaa ah 1 Akhrinta 1aad Hindise -sharciyeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisul Wasaare Khayre: Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed,Mid Amni Iyo Mid Dastuur Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay in doorashadu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni Oo Gaaray Dhuusamareeb+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimaadda maamulka Galmudug, iyadoo halkaas si weyb halkaas lagu soo dhoweeyey. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso : Maxay Kawada Hadleen Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran iyo Guddoonka Golaha Shacabka? Guddoomiyaha madasha xisbiyada ahna madaxweynihii ee dalka Shariif Sheekh Axmed, iyo guddoomiyaha xisbiga UPD, xubinna ka ah madasha madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan Muqdisho kula…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xidhibaanno Ka Tirsan Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Gaaray Dhuusamareeb Waxaa maanta galinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Caasimaada dowlad goboleedka Galmudug wafdi xildhibaanno ah, kuwaas oo katirsan labada gole ee Baarlamaanka fedraalka Soomaaliya, waxaana siweyn loogu soo dhoweeyey garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhiro: Maxay Kawada Hadleeh Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Guddoonka Labada Gole Ee Baarlamaanka? Ururada bulshada rayidka ah ayaa kulmo gooni gooni ah la kala qaatay guddoonka labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, oo maalmihii dambe uu dhex yaallay khilaaf ka dhashay xeerarka doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare Oo Dalbaday In Lasoo Marsiiyo Shuruucda Ka Soo Gudba Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa soo jeediyay in shuruucda golaha shacabka uu ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka,kaddib warsaxaafadeed …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Aqalka Sare iyo Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh? Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaha xisbiga UPD ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay guddoonka golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya. Kulanka ayaa…