1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka FESOJ oo Taageertay Ishor istaagga Qareennada Gurbiye ee Kiiska Villa Somalia FESOJ ayaa taageertay ishor istaagga ay dalbadeen qareennada kiiska weriye Cabdicasis Gurbiye tifaftiraha guud ee Goobjoog Media Group. “ Waxaan ku baaqeynaa in la laalo eedeymaha ka dhanka ah Cabdicasis…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Dalbaday in Magaalada Guriceel Loo Diyaariyo Degmo Buuxda Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad loo sameeyey isaga, wasiirro ka tirsan golehiisa iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni oo Ka Hadlay Shirka Magaalada Dhuusamareeb Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa ka hadlay u jeedka kulanka madaxda dowlad goboleedyada oo lagu wado inuu ka qabsoomo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galamudug. Madaxweynaha ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni Oo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ku Eedeeyey Jabinta Dastuurka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa goddomiyaha golaha shacabka ee baarlmaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh, waxaa uu ku eedeeyey inuu jabiyey dastuurka, kadib markii guddoomiyaha uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhinaabanada Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mijnadlayaasha Caafimadka Qaranka, Xildhinaabada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda fedeeaalka Soomaaliya ayaa maanta kalfadhiga 7-aad kulankiisa 14-aad ay ku yeesheen xarunta villa Hargeysa waxa ay ku ansixiyeen Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Mijnadlayaasha Caafimadka Qaranka, Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in y kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee maagalada Muqdisho. Ajandaha kulanka golaha ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawa Hadleen Guddoomiye Mursal iyo Madaxdii Hore Ee Dalka Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta kulan kula qaatay magalada Muqdisho madaxweynayaashii hore ee dalka madaxweyne Shariif Kheikh Axmed iyo madaxweyne Xasan Sheikh…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ka Haday Dilka Xildhibaan Ka Tirsanaa Maamulkaasi Guddoomiyaha Baarlamaanka ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa ka hadalay dil maanta loo geystay xildhibaan ka tirsanaa maamulkaas, oo gari uu saarnaa lagala dagay kadibna la dilay. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya: Duulimaadyada Gudaha oo Si Rasmi Ah u Bilowday Duulimaadyada diyaaradaha ee gudaha dalka ayaa maanta si rasmi u furmay, sida uu Goobjoog News u xaqiijiyey mas’uul ka tirsan gedida diyaaradaha ee Aden Cadde International Airport. Dowladda federaalaka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Farxiya Xasan: Kursiga Aan Ku Fadhiyo Weli Badhaadhe Ayuu Yaal Ee joojiya Been-abuurka. Xildhibaan Farxiya Xasan Axmed oo ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee kasoo galay Jubbaland ayaa war saxaafadeed ay soo saartay iska fogeysay jiritaanka wararka sheegaya in…