1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maamulka Cusub Ee Maxkamadda Banaadir oo u Yeeray Weriye Cabdicasis Gurbiye Maamulka Cusub ee maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u yeeray agaasime ku-xigeenka Goobjoog Media Group ahna tifaftiraha guud Cabdi Casis Axmed Gurbiye. Mr. Cabdicasis Gurbiye waxaa la ballamiyey in garnaqsigiisa dacwadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Madaxabannaan oo Diiwaangeliyay Xisbiyo Kumeel Gaar ah Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah ee diwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiriya xisbiyadii GMDQ uu horey u diwaangaliyay, GMDQ oo raacaya tilmamaha iyo talooyinka…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Machadka Heritage Oo Ku Taliyey In La Aado Doorasho Dadbab ama Muddo Kordhin Qoraal maanta ka soo baxay Machadka Heritage ayaa lagu sheegay in si xoogan u aaminsan yahay in ay soo xirmayaan albaabadi oo dhan ayna jirto fursad aad u yar oo…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Madaxda Ha Ilaaliso, Waxa Lagu Wadajoogo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo habeenimadii xalay ka qaybgalay Munaasabada kooban oo lagu xusayo Sanad guurada 60-aad ee kasoo wareegtay markii ay xornimada qaateen gobolada Koonfureed iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Baarlamaanka Galmudug iyo Hirshabeelle? Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle, oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa kala sixiixday heshiis ay wada gaareen labada dhinac, Qoraal ka soo baxay guddoonka Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Maanta Ansixiyay Xeerka Deegaameynta Kuraasta Aqalka sare iyo Golaha Shacabka Kooramka ama guntanka Kalfadhiga 7-aad kulankiisa 12-aad ee Golaha Shacabka oo ku furmay 150-mudane waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:- Guddiga Ku Meel Gaar ah Ee Doorahooyinka Puntland Ayaa Bilaabay Qiimayn Kormeer ah Guddiga ku meel gaar ah ee doorahooyinka Puntland ayaa bilaabay qiimayn kormeer ah,iyagoo booqday Xafiisyada Ururada Siyaasadda ee ku yaala Magaalada Garoowe. Guddiga ku meel gaar ah ee doorahooyinka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guudiga Wadajirka ah Ee Xeerar Doorashooyinka oo Ka Soo Saaray Kuraasta Laga Wareejiyey Deegaan Doorashadooda Guddoomiyaha guddiga wadajirka ah ee dhameystirka xeerarka sharciga doorashooyinka Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cabasho ka soo yeertay beelaha qaar, taas oo ah in kuraastoodii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacab? Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha ayaa lagu wadaa in goluhu uu…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanno Ka Tirsan Shirshabeelle oo Jawaab Ka Bixiyey Hadalkii Baarlamaanka Puntland Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo wasiirro, maanta kulan isugu yimid magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ay soo saareen warsaxaafadeed, ay uga jawaabeen, war-murtiyeed maanta ka soo baxay baarlamaanka dowlad goboleed…