1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Baarlamaanka Puntland Oo Xukuumadda Ugu baaqay Inaysan Ka Qaybgalin Shirka Madaxwayne Farmaajo Ku Baaqay Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Xukuumadda ugu baaqay inaysan ka qaybgalin Shirkii Madaxwayne Farmaajo ku baaqay ee u dhaxeeya Dowladda Fedraalka iyo Maamul Goboleeedyada. Halkan Ka War-murtiyeed Ka Soo Baxay Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Golaha Wakiillada Puntland Golaha wakiillada Puntland oo goordhow war-murtiyeed soo saaray ayaa sharci darro ku tilmaamay ansixinta golaha shacabka ee matalaadda Muqdisho,. Halkaan ka Akhriso Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiga Gurmad oo Sheegay in Guddiga Doorashada Ku Milmeen Siyaasadda Xisbiga Gurmad oo qoraal kasoo saaray hadaljeedinta Xaliimo Yarey ee golaha shacabka ayaa sheegay in guddiga doorashada uu ku milmay siyaasadda iyaga oo intaa raaciyey in warbixintoodu ay sharci darro…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacab? Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta kulan ay ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka looga hadli doonaa , Akhrinta 1aad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Wakiillada Puntland oo Markale Ka Shiraya Arrimaha Matalaadda Gobolka Banaadir Golaha wakiillada dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta markale la filayaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Garowe, kaas oo la xiriixa kulan goluhu ay shalay ay ka yeesheen mataladda gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Wakiillada Puntland oo Dood Ka Yeeshay Matalaadda Gobolka Banaadi, Maxaase Ka Soo Baxay? Xildhibaannada golaha wakiillada dowlad goboleedka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garowe, ayaa waxaa ay si adag uaga doodeen go’aankii golaha Aqalka sare uu 13 xubnood ugu ogolaaday in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha oo Dalbatay iney Iscasilaan Xaliimo Yarey iyo Guddigeeda Madasha Xisbiyada qaran oo qoraal soo saaray ayaa dalbaday iney iscasilaan dhammaan guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka qaranka. Halkaan Ka Akhriso. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xafiiska UNSOM oo War Ka Soo Saaray Hadalkii Xaliimo Yarey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ay ku shaacisay nooca Doorasho …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Labo Xubnood Oo Guddiga Doorashooyinka U Matala Xisbiyada Mucaaradka Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay labadii Xubnood ee Guddiga Doorashooyinka u Matalaya Xisbiyada Mucaaradka Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay labo xubnood
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Ka Horyimid Meel Marinta Matalaadda Banaadir Xildhibaannadaan golaha shacabka ee hoos ku qoran, waxay maanta uga digeen guddoonka goloha shacabka ee BF in la baalmaro dastuurka, oo ah heshiis bulsho iyo xeerarka kale ee dalka, oo…