1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Wasiir Maareeye “Dowladda Waxay Furidoontaa Mashaariic Waaweyn Maalmaha Xoriyada” Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay in sanadkan maalmaha xoriyada darteeda Dowladda ay daahfuri doonto mashaariic waa- wayn. Halkan Ka Daawo Wasiir Maareeye Oo Warbaahinta La Hadlay
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo oo Dowlad Goboleedyada u Diray Casuumaad Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay kasoo qeyb galaan Shirka Golaha Amniga Qaranka ee JFS oo ka dhici doona…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Cabasho Laga Keenay SidaLoo Maamulay Kursi Degaan Doorashadiisu Ahayd Magaalada Kismaayo Cabasho laga keenay Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Magaalada Kismaayo . Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Cabashada Laga Keenay Kuraasta
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Sharciyada Horyaalla Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sharci darro ku tilmaamay sharciyo ay ansixiyeen golaha shacabka ama dood ka wadaan. Shuruucdan oo loo saaray guddi ka wada tirsanaa labada aqal…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Beenebeene: Waa in Matalaadda Banaadir Laga Dhigo 13 Xubin Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegay in matalaadda Muqdisho ay qeyb ka tahay dowladnimada. Xildhibaan Beenebeene oo Tweeterkiisa soo dhigay qoraalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta markale lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, kulanka ayaa dabajooga xeerkii shalay la horgeeyey golaha.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Xildhibaan Sahra Cabdiqaadir OO Faah Faahisay Go’aan Ay Isku Raaceyn Xildhibaanada Ka soo Jeeda Somaliland Xildhibaan Sahra Cabdiqaadir ayaa faah faahin ka bixisay wixii ay isku ay ssku raaceyn Xildhibaanada Somaliland Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Canab “Kuraasta Dir Hala Yiraahdo Ee Yaan La Dhihin Kuraasta Gobolada Waqooyi” Xildhibaan Canab Xasan Cilmi oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegay in xeerkan doorashooyin aan aheyn mid la isku raacsanahay kana soo horomaray waqtigiisa. Halkan Ka Daawo Khudbadii Ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Cali “Xeerkan Waa In La Waafajiyaa Dhaqanka Soomaaliland” Xildhibaan Cabdi Cali oo ka tirsan golaha shacabka ayaa sheegay in xeerkan doorashooyinka la waa waafajiyaan dhaqanka Soomaaliland Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Xildhibaan Cabdirisaaq “Xeerkan Waa Mid Soo Hormaray Maadaama Nooca Doorasho Aan La Isku Raacin” Xildhibaan Cabdirisaaq oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegay in xeerkan doorashooyin aan aheyn mid la isku raacsanahay kana soo horomaray waqtigiisa. Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Maanta Ka…