1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Xasan Yare “Waxaa Billaabatay In Kuraasta Sidii Xawilaaddii Deegaanno Kale Loogu Xawisho, Saxna Ma Ahan” Xildhibaan Xasan Yare ayaa sheegay in ay billaabatay in kuraasta sidii xawilaaddii deegaanno kale loogu xawisho, saxna maahan” Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqaal:-Xildhibaan Fowsiya “Dhibaatada Iyo Isqabqabsiga Jira Waxaa Sabab U Ah 4.5” Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegtay in dhibaatada iyo isqabqabsiga jira ay sabab u tahay 4.5. Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Federaalka ah Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ku taliey in la laalo talooyinka ay baarlamaanka horkeeneen guddiga wadajirka ahaa ee habraacyada doorashooyinka. Waxaa kale, oo ay soojeediyeen in la qabto kulan looga tashanayo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir Axmed oo Ballanqaaday In aan Dib Loo Noqon-doonin Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmed oo xalay ka hadlay xafladda daahfurka mashruuca lagu dhisayo dekadda Hobyo ayaa ballanqaaday ka siyaasi ah inuu ka shaqeynayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mashruuca Dhismaha Dekadda Hobyo oo La Daahfuray Xaflad si weyn loo agaasimay oo xalay ka dhacday magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug ayaa lagu daahfuray mashruuc ah kii ugu weynaa ee laga hirgeliyo Galmudug. Xafladda waxaa joogay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta KMG ee Villa Hargeysa ee magaalda Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista xeerka qoondada haweenka oo…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursi Golaha Shacabka oo La Diidayo In La Raro Deegaan Doorashadiisa Bayaan goordhow kasoo baxay cidda iska leh kursiga golaha shacabka ee BF, Numberka yahay 00124 ee hadda uu ku fadhiyo matalaaddiisa xildhibaannimada Cabdiraxman Kulmiye Xersi Dheere ayaa diiday in doorashada…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya iyo Somaliland: Heshiis Cusub, oo Hore oo Lagu Gaaray Djibouti Shirkii wada-hadalada ee Soomaaliya iyo Somaliland uga socday Jabuuti ayaa xalay labada dhinac waxay gaareen heshiis cusub, oo hore. Arrimaha la isla ogolaaday ee la saxiixay ma aha qaar cusub,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Maanta Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee Baarlamanaka federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha maanta ayaa ah in akhrinta 3-aad la mariyo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha: Colaadaha Dalka Ka Socda Waxaa Ku Jirta Gacmo Siyaasadeed Madasha xisbiyada qaran ayaa qoraal ka soo saaray nabadeynta iyaga oo walaac ka muujiyey colaado ka socda qeybo ka mid ah dalka, waxanya soo qaateen iney ku jireen gacmo siyaasadeed.…