1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka ee Maanta Xildhibanaada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay ee kalfadhiga 7-aad ku yeelanaya xaruntooda magaalada Muqdisho ka dib markii uu sidaasi shaaciyay guddoonka golahaasi. Kulankan oo noqonaya…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare Oo Warmurtiyeed Ka Soo Saaray Qabsoomida Doorasho Heshiish Lagu Yahay Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay iney guddi u saarayaan xallinta khilaafaadka dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Halkan Ka Daawo Warbixin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare oo Saaraya Guddi Dhexdhexaadiya DF iyo Dowlad Goboleedyada Guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay iney guddi u saarayaan xallinta khilaafaadka dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Halkaan ka Akhriso Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Ugu Horreeya Ee Golaha Shacabka Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay guddiga Joogtada ah ee golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliym, kulanka guddiga ayaa ka qabsoomay xarunta kumeel gaarka ah ee golaha shacabka. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada Ah ee Golaha Shacabka oo Maanta Shiraya Waxaa xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho maanta ku shiraya guddiga joogtada ah ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya sida lagu sheegay bogga golaha shacabka. Guddigan ayaa la sheegay inay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Kulankii Madasha iyo Hoggaanka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Madasha xisbiyada qaran ayaa ka warbixisay natiijada kulankii maalintii shalay dhex maray madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheeikh Axmed, Xasan Sheeikh Maxamuud iyo goddoonka labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya …
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Puntland oo Ka Horyimid 4.5 Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee golaha wakiilada dowladda Puntland Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, ayaa ka digay in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah sanadka 2021-ka taas oo lagu saleeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la Kulmay Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sh. Abdirahman ayaa kulan gaar ah ku casuumay hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran. Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada qaran Sh. Shariif Sheekh Ahmed iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mug La’aanta Hadal Jeedinta Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sabtidiia khudbadda furitaanka kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka ah ka horjeediyay labada gole isaga oo ka hadlay arrimo badan. Maxay aheyd in Madaxweyne Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada oo Ka Qabsoomay Gaalkacyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirrada Galmudug oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Shirka ayaa looga hadlay Ammaanka…