2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirro Dhowaan Madaxweyne Deni uu Magacaabay oo La Dhaariyey. Madaxweynaha dowladda goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiirro iyo Wasiirro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay oo galabta si rasmi ah xilkaasi loogu dhaariyey.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guuleed: Doorashooyinka Waa in ay Ku Dhacaan Xilligooda Dastuuriga ah Mar walba oo la gaaro xilli kala guur ah ama gunnaanadka muddo xilleedka dowladda markaasi jirta waxaa bilaawda cabsi iyo guux ku saabsan mudo korarsi. Fikirkaan inta badan waxaa curiya…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Degdeg: Xilliga uu Furmayo Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo La Shaaciyay Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen guddiga joogtada ah ee golaha labada aqal ayaa waxa ay ku shaaciyeen xilliga rasmiga ah ee uu furmi doono kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada 2-da Gole ee BFS oo Kulan Ku Leh Muqdisho, Akhriso Qodobka Looga Hadlayo Waxaa goor magaalada Muqdisho uu kulan uga furmay guddiga joogtada labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyadoo la filayo in kulankan ay ka soo bixi doonaan qodobo quseeya xildhibaanada golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Maanta 12 Xildhibaan Xasaanaddii Xildhibaannimo Ka Qaaday Baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida ayaa maanta kula laabtay xasaanaddii xildhibaannimo 12 xildhibaan kuwaas oo maanta kulankii golaha muran ka dhex abuuray golaha. Xildhibaanadan ayaa doonayay in Ajendaha kulanka Baarlamaanka loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Diyaarinta iyo Dhameystirka Xeerarka Doorashooyinka Qaranka oo Laga Dalbaday inay Dedejiyaan Shaqadooda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan la qaatay guddiga isku dhafka ah ee iyaga u qaabilsan diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka doorashooyinka qaranka ayaa waxaa guddigaas looga dalbaday inay shaqadooda dedejiyaan maadaama guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Midowga Yurub oo DF Ka Dalbaday iney Laalaan Eedaha Ka Dhanka Ah Weriye Gurbiye Qoraal ay soo saartay Maria Arena, oo madax ka ah guddiga hoosaadka xuquuqda aadanaha ee baarlamaanka midowga Yurub ayey uga hadashay weerarrada joogtada ah ee ka dhanka weriyeyaasha Soomaalida iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobjoog oo Heshay Dokomentiyo La Xiriira Dib u Dhigista Dacwadda Badda iyo Doodda Kenya iyo Soomaaliya ee ICJ Maxkamadda cadliga adduunka ee ICJ ayaa talaadadii ku dhawaaqday in markii 3-aad dib loo dhigay kiiska baddda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ka dib markii Nairobi ay dalbatay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay Golaha Wasiirada Maamulkaasi Kulan ay maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen xildhibaanada mamulka Galmudug ayaa waxa ay ku ansixiyeen wasiiradii dhowaan uu soo magacaabay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Waxaana kulankan soo xaadiray 78…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka International Crisis Group: Soomaaliya Kama Dhici Karto Doorasho Qof iyo Cod Ah ee Halagu Laabo Tii 2016 Soomaaliya waa iney iska ilowdaa rajada ah in ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, waana iney dib ugu laabato qaabkii 2016-kii xilligan uu si aad ah u faafayo…