6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorasho 2020/21: Prof Afyare, Cabdinuur Daahir, Faysal Rooble iyo Xaliimo Yarey oo Ka Hadlay Suurtagalnnimada Qabsoomidda Iyada oo dalku uu ka jiro Covid 19, baarlamaanka federaalka ah oo fasax tahay ayaa hadana waxaa dhow doorashada 2020/2021 oo ay aheyd in xilliga ay meel fiican mareyso. Haddaba…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wafdi Ka Socday Dowladda Soomaaliya oo Hiiraan u Tagay Qiimeynta Khatarta Fatahaada Webiga Wafdi ka socday dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalda Balaweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, wafdiga ayaana si diiran loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Ugaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Roobab Dabeylo Watay oo Khasaare Geystay oo Ka Da’ay Dhuusamareeb Roobab Dabeylo wata oo ka da’ay Magaalada Dhusamareb ayaa Sababay khasaare isugu jira Barakac iyo Guryo dumay waxaana Daadadku ay go’adoomiyeen Xaafado ka mid ah Magaalada sidoo kale waxaa hakad…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Warbixin: Xorriyadda Saxaafadda oo Dhulka Gashay inta uu Joogay Madaxweyne Farmaajo Tan iyo markii la doortay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo February 8, 2017, waxaa uu hoos u dhac xooggan ku yimid xorriyadda hadalka iyo guud haan helidda xogaha kala duwan hey’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo Qoraal Kasoo Saarey Heshiisyada Galmudug iyo Jubbaland Madasha Xisbiyada Qaran ayaa qoraal soo saaray ayaa soo dhoweeyay heshiisyada siyaasadeed ee Galmudug iyo Jubbaland.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Shacabka oo Geeriyooday iyo Guddoomiye Mursal oo Ka Tacsiyadeeyay Allaha u naxariistee waxaa dalka Jabuuti ku geeriyooday xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Caateeye oo ka mid ahaa mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha golahaasi Maxamed Mursal Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Hor Istaagay Wareegtadii Xilka Looga Qaaday Guddoomiyiihii Maxkamadda Racfaanka Shabeellaha Dhexe Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Horshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa war ka soo saaray xilka qaadista guddoomiyaha maxkamadda racfaanka Gobolka Shabeelaha dhexe Cali Cabdulle Nuur, Guddoomiyaha ayaa ku tilmaamay sharci daro…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Muddo Kordhin U Sameeyay Madaxweyne Laftagareen Waxaa maanta baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay muddo kordhin u sameeyeen madaxweynaha maamulkaasi Cabdicasiis Xasan Laftagareen oo wax ka yar saddex sanno ay uga harsan tahay muddo xil heyntiisa.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kal Fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Labaddiisa Gole oo Dib Loo Dhigay Qoraal si wada jir ah uga soo baxay guddoonka labada baarlamaan ee federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu go’aamiyay in dib loo dhigo kal fadhiga 7-aad ee baarlamaanka labada aqal ee…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir: Hannaanka Qaadashada Shaqada Dowladda Shaqaalaha Dowladda waxaa lagu qaadan karaa oo keli ah hab tartan ah oo waafaqsan Sharciga Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda; Sharciga Shaqada 1972 (Labour Code) iyo mabaadii’da guud ee #Dastuurka KMG ah. Sidoo…