3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulamada Wadatashiga Dib-u Eegista Dastuurka oo Weli Ka Socda Baydhabo Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la-socodka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-Eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa kulan wada tashi ah la yeeshay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor Oo Saxiixay Miisaaniyadda 2020-ka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye “Qoorqoor” ayaa saxiixay miisaaniyadda dowlad goboleedka Galmudug ee sanadka 2020-ka kaddib markii ay meelmariyeen golaha wasiirrada iyo mudanayaasha Baarlamanka labaad ee Galmudug. Miisaaniyada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka 2-da Gole Oo Magacaabay Guddi Dhameystiraya Xeerarka Sharciga Doorashooyinka Qaranka Warsaxaafadeed si wada jira uga soo baxay labada guddoon ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay guddi ku meel gaar ah oo ka shaqeynaya diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka sharciga doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Soo Xulista Baarlamaanka 2-aad Ee Koonfur Galbeed Oo Sharraxay Shuruudaha Xildhibaanada Cusub Maxamed Keeroow Maxamed guddoomiyaha guddiga farsamada madaxa banaan ee soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Koonfur galbeed oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka warbixiyay shurudaha looga baanahanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug oo Ansixisay Miisaaniyad Ka Badan 17 Milyan oo Dollar Baarlamaanka dowlad gobaleeda Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulan u jeedkiisu ahaa ka doodista iyo meel marinta miisaaniyadda dowlad goobaleedka 2020 oo horay ay u soo gudbisay wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada Ee Baarlamaanka Puntland Oo Go’aan Ka Soo Saaray Khilaaf Maamulkaasi Ka Taagnaa Iyada oo khilaaf uu u dhaxeeyay baarlamaanka Puntland iyo xukumadda madaxweyne Deni kaasi oo salka ku hayay cidda noqonaysa madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi marka ay dalka kawada maqanyihiin madaxweynaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Meel Mariyay 7 Hindise Sharciyeed Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulan ayaa waxa ay meel mariyeen hindise sharciyeedyo kala duwan oo gaaraya ilaa iyo 7 hindise sharciyeed. Hindise sharciyeedyada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deni oo Magacaabay Guddiga Shirka Wadatashiga Puntland Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magacaabay guddiga diyaarinta shirweynaha wadatashiga dowlad gobaleedka Puntland iyo xubnaha ku matala labada gole ee dowladda federaalka siyaasiyiinta iyo waxgaradka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Hadaljeedintii Kulankii Maanta Ee Golaha Aqalka Sare oo Lagu Ansixiyey Sharci Horyaalay Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey hindise-sharciyeedka jaangoynta iyo tayo dhowrka Soomaaliyeed. Kulanka golaha ayaa waxaa soo xaadiray 28 mudane oo maanta uu ku furmay kooramka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland oo Ka Hortimid Sharci uu Farmaajo Saxiixay Dowlad gobaleedka Puntland ayaa maanta ka hortimid sharciga Shidaalka dalka oo dhowaan uu saxiixay Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Warsaxaafadeed ka soo baxay dowlad gobaleedka Puntland ayaa lugu sheegay in diyaarinta…