1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Gaalkacyo oo Yeelaneyso Gole Deegaan Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Kaariye Qoorqooq ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ,guddiga madaxweynaha uu magacaabay oo ka kooban 13 ayaa lagu wadaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Ansixiyay Miisaaniyadda Sanadka 2020 Ee maamulkaasi Baarlamaanka Dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo waxaa ay ku meel mariyeeen miisaaniyadda maamulka uu ku shaqeyn doono sanadka 2020. Kulanka ayaa waxaa shir…
7 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baaris: 1,000 Ardey oo Waxbarasho Ku Weyn Doonta Khilaafka Siyaasadeed ee DF iyo Puntland! Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda waxbarashada ayaa todobaadkii hore mar qura ku soo toosay go’aanka ay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ku xireyso iskuul 15 May, kuna soo afjartay hawlgalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sida ay u Dhacday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa soo gaban gabeeyey doorashadii gudoomiye- xiigeennada baarlamaanka labaad ee maalmulka oo maanta galinkii hore Cali Siciid Fiqi u doortay gudoomiyha golaha wakiillada. Guddoomiye ku-xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Safiirkii Soomaaliya Ee Midowga Yurub oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa goordhow guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulaasi u doortay safiirkii hore ee Soomaaliya ee Midowga Yurub Dr. Cali Siiciid Fiqi. Hoolka ay ka dhaceysay doorashada guddoonka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Murashaxiinta Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Maanta Khudbadahooda Jeedinaya Iyadoo shalay la diiwaan galiyay murashaxiinta u taagan qabashada xilka guddoonka baarlamaanka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa haddana waxaa la filayaa in murashaxiintaas ay kudbadahooda maanta ka jeediyaan magaalada Beydhabo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Murashaxiinta Gudddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Maanta is Diiwaangalinaya Waxaa magaalada Beydhabo ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya maanta ka soconaya is diiwaangalinta musharixiinta guddoonka baarlamaanka maamulkaasi oo dhowaan loo soo xulay xildhibaano cusub. Shalay guddiga doorashada goddoonka baarlamaanka Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Oo Yeeshay Miisaaniyaddii Ugu Horeysay Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta meel mariyey Miisaaniyad-sanadeed cusub oo maamulka ku shaqeyn doono sanadka 2020-ka, waana miisaaniyaddi ugu horeysay ee maamulku yeesho. Kulan maanta golaha baarlamaanka dowlad gobaleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirro iyo Xildhibaanno Federaalka Ah oo Soo Dhoweeyey Safarka Deni ee Muqdisho Wasiirrada iyo xildhibaannada kasoo jeeda Puntland ee ku jira dowladda federaalka ah ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ku soo dhoweeyey safarka la filayo inuu Madaxweynaha Puntland ku yimaado Muqdisho…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulamada Dib U Eegista Dastuurka oo Weli Ka Socda Magaalada Baydhabo Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxa banaan Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa kulan dood-wadaag si wadajir ah ugu…