1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Golaha Aqalka Sare Oo Maanta Ka Doodaya Sharciga Doorashooyinka Xildhibaanada golaha aqalka sare oo maanta kulan ku leh xaruntooda ayaa ka shiraya hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka xilli ay soo dhawdahay doorashada dalka ka qabsoomi doonta sanadka 2021-ka. Maanta oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya: Golaha Aqalka Sare oo Diiday Heshiiska Qarniga ee Trump Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka hor yimid heshiiska qarniga oo saaka aroortii uu ku dhawaaqay madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump. Dhammaan mudanayaasha aqallka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Dowladda Federaalka oo Saddex Maalin Ku Dartay Waqtiga Doorashada Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku –xigeenkiisa ee dowlad gobaleedka Galmudug, ayaa maanta ku dhawaaqay in muddo saddex maalin ah dib loo dhigay doorashada. Guddiga ayaa ku micneeyey dib u dhigista…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Warbixin: Galmudug Oo Fool Dheer Kadib Laga Cabsi Qabo Umul Raacasho!! Maanta waxaa khudbeeyey murashaxiinta madaxweynaha iyo ku-xigeenka ee dowlad goboleedka Galmudug iyaga oo soo bandhigay sida ay wax u maamuli-doonaan haddii la doorto berri oo khamiis ah. Arrintan ayaa imaaneysa…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sharciga Duulista Rayidka oo La Horgeeyey Golaha Aqalka Sare. Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ku yeeshay xarunta Aqalka Sare ayaa loo akhriyey sharciga Duulista rayidka. Kulankan oo ahaa midkii 32aad ee Kalfadhiga 6aad ee golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxamed Nuur Gacal oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug Waxaa hadda dhamaatay tirinta codadka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka 2-aad ee Galmudug, waxaana codadka ugu badan helay Maxamed Nuur Gacal. Gacal oo horay uga tirsanaa xafiiska ra’isul wasaare Xasan Kheye ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Murashax Maxamed Nuur Gacal Waxaa hadda xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka socda tartanka doorashada guddoonka, dadka u tartamaya jagada guddoomiyaha waxaa ka mid ah Maxamed Nuur Gacal Dhalashada: 1966, ayuu ku dhashay Degmada Ceel-dheer…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Murashax Cabdinaasir Aadan Cusmaan Waxaa hadda xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka socda tartanka doorashada guddoonka, dadka u tartamaya jagada guddoomiyaha waxaa ka mid ah Cabdinaasir Aadan Cusmaan. Haddaba, Waa Kuma Cabdinaasir Cusmaan: Akhriso: Taariikh…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhuusamareeb: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug oo Socota Waxaa goordhow xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka bilaaban-doona doorashada guddoonka baarlamaanka 2-aad ee maamulka. Guddoonka waxaa u taagan musharaxiinta kala ah Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Cabdinaasir Aadan Cusmaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta Labaad Marinaya Hindise Sharciyeedka Jaangoynta iyo Tayo Dhowrka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxa ay maanta leeyihiin kulan muhiim ah oo looga hadli doono arrimo dhowr ah. Kulankan oo ah midkoodii 29-aad ee Kalfadhiga Lixaad golaha…