5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Khudbadihii Furitaanka Kalfadhiga 7-aad Ee BFS Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay kalafadhigii 7-aad ee labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa, oo maanta uu kulanka ka qabsoomay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senetor Dufle oo Ka Hadlay in 4.5 Lagu Qeybsanayo Matalaada Gobalka Banaadir uu Ku Yeelan Doono Aqalka Sare Senetor Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah guddiga isku dhafka labada aqal ee loo igmaday diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka doorashooyinka qaranka ayaa waxa uu si adag uga hadlay wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Saxaafadda Madaxa Bannaan oo Loo Diiday Tebinta Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Warbaahinta madaxa bannaan ee ka shaqeysa Soomaaliya gaar ahaan caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa loo diiday inay tebiyaan kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta lagu wado inuu furo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Furmaya Waxaa saacadaha soo aaddan lagu wadaa in magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka uu ka furmo kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaana ka soo qeybgeli doono furritaanka kulankan madaxda ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Soomaaliya oo Billowday Fulinta Amarkii Ra’iisulwasaare Kheyre Ee Doorashada Shirka Guddi hoosaadka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay oo maanta lagu qabtay Muqdisho ayaa lagu falanqeeyay sidii loo fulin lahaa amarkii Ra’iisul Wasaaraha ee ahaa in Xukuumaddu si buuxda uga shaqayso…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hay’adaha u Xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka oo Ka Shiray Qorshaha Dhameeystirka Dastuurka Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta gudoomiyay shir ay ka qeybgaleen dhamaan masuuliyiinta sar-sare ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Qaranka oo Soojeedisay In Laga Tashto Hannaanka Doorashada 2020/2021 Madasha xisbiyada qaran ee ka jira daka ayaa maanta qoraal ay soo saareen waxaa dowladda federaalka ah loogu baaqay in ay qabato doorasho waqtigeeda ku dhacda, iyagoo soo dhoweeyey hadalkii…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kheyre: Maanta Laga Bilaabo Shaqadeennu Waa In Dalka Gaarsiinno Doorasho Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta ka hadlayey kulanka golaha wasiirrada ayaa sheegay iney maanta laga bilaabo xukuumadiisa ka shaqeyn doonto sidii dalka uga dhici laheyd doorasho loo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sheekh Shariif: Waxaan Ka Digeyna isku Day Walba oo Dib Loogu Dhigayo Doorashada Qaranka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed haatanna ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran oo ka hadlayay doorashada la filayo in sanadka soo aaddan ay dalka ka dhacdo ayaa waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir oo Sharraxaya Waxqabadka Baarlamaanka ee Ka Horeeya imaanshiyaha GMDQ Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed oo shalay ka hadlay kulankii ay yeesheen guddiga joogtada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ayaa waxa uu sharraxaad…