1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka oo Soo Dhoweysay Baaqii Farmaajo Ee Dowlad Goboleedyada Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka ayaa soo dhoweeyey soo jeedinta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee uu 14-kii bishan ku dhawaaqay in la qabanayo shir dhexmara madaxda dowladda federaalka, madaxweynayaasha shanta…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Deni Ka Horjeediyey Furitaanka Golaha Wakiillada Puntland. Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magaalada Garowe ka furay kalafadhigii 46-aad ee golaha wakiillada maamulkasi, isaga oo golaha ka horjeediyey khudbad uu dhinacyo badan kaga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni oo Maanta Furaya Kalfadhiga 46aad Ee Golaha Wakiillada Puntland Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Garowe ee caasimaadda dowlad goboleedka Puntland uu ka furmo kalfadhigii 46-aad ee golaha Wakiillada maamulkaasi. Furitaanka Kalfadhiga waxaa ka qayb galaya Madaxweynaha Puntland Siciid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Xildhibaannnada golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay kulan ku heeshaan xanuta Villa hargeysa ee magaalada Muqdisho. Anjandaha kulanka golaha ayaa waxaa uu yahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland oo Ka Hortimid In Loo Aqoonsado Maamul KMG Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka hortimid hadal ka soo yeeray dowladda fedraalka Soomaaliya, kaas oo lagu sheegay in dowaladdu madaxweynaha Jubbaland ay u aqoonsatay madaxweyne kumeel gaar ah. Wafsaxaafadeed ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiyada Somaliland oo Ku Kala Aragti Duwan Shirka Jabuuti Ka Furmaya Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa goor dhawayd xafiiskiisa kula shiray madaxda labada xisbi qaran ee Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysay Cali Waraabe. Madaxweynaha ayaa labada guddoomiye kala xaajooday qorshaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Sabriye iyo Guddoomiye Xaliimo Yareey oo Hortagay Guddiga Arrimaha Gudaha ee Golaha Shacabka Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ayaa maanta ka dhacay xarunta Villa Hargeisa. Ajandaha kulanka ayaa ku saabsanaa wax-ka-beddelka iyo Kabista Sharciga Axsaabta Siyaadda dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baaqii Aqalka Sare: Sheekh Bashiir Oo Iska Fogeeyey iyo Cali Wajiis oo Dhaxalgal Ku Tilmaamay Waxaa saacadihii lasoo dhaafay iska soo daba dhacayey taageerada ay qeybaha kala duwan ee bulslada Soomaaliyeed, siyaasiinta, axsaabta dalka, isbaheysiyada, dowlad goboleedyada iyo xataa beesha caalamkaba u muujinayaan go’aanka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Akhrinta 1-aad Marsiiyay Sharcigii Ugu Horeeyey Kalafadhiga 7-aad Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa Akhrinta 1-aad marsiiyay Hindisaha dib u eegista iyo kaabista sharciga xisbiyada siyaasadda. Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Marwo Sacdiyo Yuusuf oo Ka Mid Noqotay Guddiga Madaxabannaan Ee doorashooyinka Qaranka Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta codka aqlabiyad leh ku ansaxiyay xubin ka mid noqonaysa Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka. Marwo Sacdiya Yuusuf Shuuriye ayaa kaga mahadcelisay Xildhibaanada Golaha shacabka…