1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Xildhibaan Guuleed Caydaruus “Golaha Shacabku Waa In Ay Nala Qaataan Soojeedinteena Cusub ” Xildhibaan Guuleed Caydaruus oo ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland ayaa sheegay in Golaha Shacabku ay la qaataan soojeedintooda cusub oo aan cidnaloo afduubin Halkan Ka Daawo Khudbadii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqaal:-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow Oo Golaha Shacabka Faah Faahin Ka Siiyay Xeerka Gaarka Ah Ee Habraaca Kuraasta Somaliland Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow Oo ah guddoomiyaha guddiga Wadajirka ah ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa faah faahin ka siiyay xildhibaanada golaha shacabka xeerka gaarka ah ee habraaca…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Xildhibaan Fowsiyo “Soomalinimo Maahan In Dadka La Kala Saaro ” Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ka hadashay fadhigii golaha shacabka Baarlamaanka ayaa sheegtay “Soomalinimo Maahan In Dadka La Kala Saaro ” Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Duulista Rayidka Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Guddoonka Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Waxaa maanta lagu wadaa in golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa ah, ka doodista xeerka matalaadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Sida Loo Maamulay Kursi Deegaan Doorashadiisu Tahay Degmada Baardheere Ayaa Cabasho Lagu Muujiyay Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Degmada Baardheere , ayaa laga soo hor jeestay waxayna dadka ka cabanaya kursugan ay sheegeen in loo wareejiyo Kismaayo oo laga soo horjeestay.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Kootada Haweenka Kulan maanta golaha shacabka ay isugu yimaadeen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ku meelmariyeen, xeerka qoondada haweenka ee Baarlamaanka federaalka ah, kaas oo maalmahan golaha uu …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqaal:-Xubnaha Ku Matalaya Gobolka Banaadir Aqalka Sare In Aan Lagu Qaybin Hannaanka 4.5 Oo Laga Soo Horjeestay. Xubnaha Ku Matalaya Gobolka Banaadir Aqalka sare in aan lagu qaybin hannaanka 4.5 oo laga soo horjeestay. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Arinkaa
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Sacdiya ”Kursi gaara In Gabar Ah Loo Xiro Anigu Ma Qabo Waa Inaan Awoodeena Wax Ku Raadsanaa” Xildhibaan Sacdiya ”Kursi gaara in gabar ah loo xiro anigu ma qabo waa inaan awoodeena wax ku raadsanaa” Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Cal “Dumarka Iyagaa Laga Rabaa In Ay Xaquuqdooda Raadsadaan” Xildhibaan Cabdi Cal ayaa sheegay in dumarka laga rabaa in ay xaquuqdooda raadsadaan Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka