1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sababaha ay Xaliimo Yarey Dib Ugu Dhigeyso Doorashada 2020-ka Guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Xaliimo Yareey , oo maanta hortagtay goblaha shacab ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyadoo laga sugayey in ay cadeyso in dalka ay doorasho qof…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Xeerka Matalaadda Gobolka Banaadir Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya ayaa maanta ansixiyay xeerka matalaada Gobolka Banaadir. Waxan kulanka soo xaadiray 148 mudane, waxaana u codeeyey 142-Xildhibaan, halka 4-mudane ayaa diiday, wax…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xaliimo Yarey oo Maanta Laga Sugayo Iney Dhahdo”Qof iyo Cod waan Qaban karaa ama Maya” Kadib dib u dhac horay ugu yimid ku dhawaaqista waqtiga doorashada ayey mar kale maanta oo sabti ah u balansan yihiin guddiga madaxbannaan ee doorashada si ay ugu cayimaan maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ay Horyaallaan Matalaadda Banaadir iyo Muddeynta Doorashada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa lagu wadaa in maanta looga hadlo dhameystirka iyo u codeynta matalaadda Banaadir iyo in muddeynta waqtiga doorashada. Ajendaha loo diray xildhibaannada ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xaliimo Yarey oo Berri Ku Dhawaaqi-doonta Waqtiga Doorashada Kadib dib u dhac horay ugu yimid ku dhawaaqista waqtiga doorashada ayey mar kale berri oo sabti ah u balansan yihiin guddiga madaxbannaan ee doorashada si ay ugu cayimaan maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland iyo Jubbaland Kadib, Madasha Xisbiyada Ayaa Taageeray Aqalka Sare Madasha Xisbiyada Qaran oo warmurtiyeed ka Soo saarey go,aankii Aqalka Sare ee ku aadanaa habraacyada been abuurka ah ee la sheegay lagu sameeyey xeerkii ay Soo wada diyaariyeen Guddigii Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuse Biixi Cabdi ” Soomaaliya waxa lagu tagi karaa oo kaliya Passaport-ka Iyo Calanka Somaliland “ Munaasibad loogu dabbaal-degayo 60-guuradii kasoo wareegtay markii gobolada waqooyi ay xoriyada ka qaateen Ingiriiska ayaa lagu qabtay madaxtooyda Somaliland. Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Khudbadii 26-Juun 2020
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Wasiir Maareeye “Dowladda Waxay Furidoontaa Mashaariic Waaweyn Maalmaha Xoriyada” Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay in sanadkan maalmaha xoriyada darteeda Dowladda ay daahfuri doonto mashaariic waa- wayn. Halkan Ka Daawo Wasiir Maareeye Oo Warbaahinta La Hadlay
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo oo Dowlad Goboleedyada u Diray Casuumaad Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay kasoo qeyb galaan Shirka Golaha Amniga Qaranka ee JFS oo ka dhici doona…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Cabasho Laga Keenay SidaLoo Maamulay Kursi Degaan Doorashadiisu Ahayd Magaalada Kismaayo Cabasho laga keenay Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Magaalada Kismaayo . Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Cabashada Laga Keenay Kuraasta