1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Barlamaanka Puntland oo Xubinnimadii Kala Noqday Dhoobo- Daareed Mudanayaasha golaha wakiillada dowladd goboleedka Puntland ayaa maanta xubinnimadii xildhibaannimo kala noqday Cabdixakim Maxamed Axmed Dhoobo oo la sheegayo in eedeymo loo soo jeediyey. Fadhiga golaha oo ay soo xaadireen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Markale Ka Doodaya Sharciga Doorashooyinka Qaranka Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta oo sabti ah in markale ka doodaan sharciga doorashooyinka Qaranka. Kulanka Guud ee Golaha Shacabka ayaa ajandahiisu yahay sii waddida…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlay Aqalka Sare? Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 21 aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qeyb Ka Mid Ah Doodda Golaha Shacabka ee Nooca Doorasho Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka hor hadlay golaha shacabka ayaa sheegay in maanta ay tahay guul in dalka uu yeelanayo axsaab siyaasadeed kuwaas oo la soo dooranayo muddo dheer…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Lagu Ansixiyey Kulankii Golaha Aqalka Sare? Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta xaruntooda magaalada Muqdisho ku ansixiyay qodobo dhowr ah oo horyiillay golahaasi, Kulankaan oo ahaa kii 20-aad ee Kalfadhiga 6aad waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Dowladda Federaalka oo Lagu Eedeeyey Xareynta Odeyaal aan Rasmi Aheyn Guddiga farsamada maamul u sameynta dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta ka bilaabay magaalada Dhuusamreeb xareynta odeyaal dhaqameedka loogu tala galay soo xulista xildhibaanada cusub ee ka kala imaanaya deegaannada kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho . Kulanka Maanta ay Golaha Shacabku yeelanayaan ayuu Ajendahiisu yahay Akhrinta Saddaxaad…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xidhibaanno Golaha Shacabka Ah oo Meel Adag Ka Istaagay Faragelinta Xabashida ee Galmudug Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa si adag uga hadlay faragelinta xabashida ee arrimaha Galmudug iyada oo Villa Somalia ku eedeeyey adeegsiga awood shisheeye. Murashax Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Shirkadaha Dalka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Shirkadaha Dalka. Kulakii 17aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka sare oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Federaalaka ah oo Soo Bandhigi-doona Nooca Doorasho ee 2020-ka Maanta baarlamaanka ee Soomaaliya labadiisa aqal waxaa loo qeybinayaa waxka bedelka sharaciga doorashooyinka iyo warbixinta guddiga ee sharcigan. Waxaana markii ugu horeysay la ogaan-doonaa sida ay noqon doonto nidaamka doorashada…