1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxay kulan ku leeyihiin magaalada Muqdisho, kaasi oo arrimo dhowr ah looga hadli doono. Waxa ay xildhibaannada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirka Ka Tashiga Hindise Sharciyadeedka Shirkadaha Dalka Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Garoowe Shirka ka tashiga hindise sharciyadeedka shirkadaha Dalka oo u dhaxeeya Guddiga maaliyadda iyo dhaqaalaha Golaha Aqalka sare iyo maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa Xalay lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Garoowe. Shirka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga hadlaayo xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii tegey ee 2018-kii. Golaha Shacabka ayaa maanta waxaa horyaalla Ajandayaal dhowr ah kuwaasi oo …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Tartamaya Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland? Waxaa hadda magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka socota doorashada guddoomiyaha golaha wakiilada ee maamulkaasi. Arrintan ayaa imaaneya kadib markii guddoomiyihii hore Dhoobo Direed shaqada laga diray 7-badii…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Somaliland: Ucid iyo Wadani oo Kasoo Horjeestay Guddiga Doorashada Xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo Wadani ayaa qoraal ay soo saareen uga soo horjeestay guddiga doorashada Somaliland kaas oo maanta qaar ka mid ah ay ansixiyeen golaha wakiilada. Haddaba, Halkan…
7 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo War Murtiyeed Kasoo Saaray Siyaasadda, Doorashooyinka iyo Arrimo Kale Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku midoobeen 6 xisbi siyaasadeed oo ah tallaabo hore-usocod oo loo qaaday dhanka dimoqraadiyeynta hannaanka siyaasadeed ee dalka iyo ilaalinta midnimadda, madaxabanaanidda iyo wadajirka Ummadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisaab Xirka Miisaaniyadda 2017 oo La Ansixiyey Xilli Xukuumadda Kheyre Ay Lacag Ku Maqan tahay Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta waxaa ay anisixiyeen xisaab xirka miisaaniyadda 2017. Codeynta dhacday waxaa ay u dhacday: 128-Xildhibaan oo golaha shacabka ah ayaa ogolaatay 8-Xildhibaan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Mahad Salaad: Wax Shaqo oo Golaha Shacabka Ka Socota Ma Leh Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ayaa su’aal ka keenay sababta loo doortay xildhibaannada golaha shacabka isaga oo yiri “Ma shaqo ayaa naloo doortay mise in aan shirno”?…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Maanta Labo Sharci Ansixiyey Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulankooda waxaa ay ku ansixiyeen labo sharci oo aad muhiim u ah. Sharciga 1-aad waa Sharciga iibka Qaranka, codeyntii dhacday …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Anisixiyey Hindise-Sharciyeedka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda Golaha Aqalka Sare BFS ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 6aad kulankiisa 6aad ayadoo Ajandaha kulanku ayaa ahaa: 1. Akhrinta 1aad ee Hindise-Sharciyeedka Shidaalka(Batroolka) 2.Akhrinta 3aad ee Hindise-Sharciyeedka Xuquuqda…