1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Iyo Madaxweyne Dani Oo Ku Kulmay Garoowe Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa Magaalada Garoowe kula kulmay Madaxweynaha maamul Goboleedda Puntland, Siciid C/llaahi Deni. Labada mas’uul ayaa waxay iska xog wareysteen xaaladda guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wafdi uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Garowe Guddoomiyaha golaha shacabka ee BFS iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayo islamarkaana ay ka mid yihiin Habdhowraha golaha shacabka Xildhibaan Sharmarke garaad suleymaan iyo Xildhibaan Samiira Xasan Cabdulle oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Warfaafinta Golaha Aqalka sare Oo Warbixin Ka Dhageystay Wasiirka Warfaafinta Kulankan ay wada yeesheen Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arimaha Bani ‘aadanimada Warfaafinta iyo Dhaqanka Golaha aqalka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka sare Oo Maanta Ka Madlaya Hindise Sharciyeedyo uu ka Mid Yahay Hindise-Sharciyeedka Shidaalka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta lagaga hadlo hindise sharciyeedyo kala duwan, kuwaas oo horay ay u soo ansixiyeen Golaha Shacabka ee BJFS…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanno Isku Tagay Oo Walwal Ka Muujiyey Wararka Qatar Ku Eedeeyey Amni Darrida Soomaaliya Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ahaa xildhibaanno maanta shir jaraa’id qabtay, kana hadlay xaaladda dalka, ayaa sheegay in ay tahay arrin laga walwalo warbixin uu uu soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiyada Joogtada Labada Gole Ee BFS Oo Kulan Wadajir Ah Ku Yeeshay Muqdisho Kulan wadajir oo xalay magaaladda Muqdisho ay ku yeesheen guddiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si wadajir ah u shir Guddoomiyaha Guddoomiyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenkiisa koowaad Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa maanta kulankii ugu horeeyay la qaatay gudiga diyaarinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Kheyre Oo Lagu Eedeeyey Kala Geynta Shacabka Galmudug (Dhageyso) Xildhibaan C/fitaax Ismaaciil Daahir oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in xukuumadda Kheyre aysan ka shaqeeneyn nabadeynta Galmudug. Wuxuu sheegay Xildhibaanka oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta Labaad Marsiiyay Labo Sharci Oo Muhiim Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta horgaysay Golaha Baarlamaanka Hindise Sharciyeeyada kala ah:- Hindise Sharciyeedka Wadooyinka. Hindise Sharciyeedka Xamuulka & Xadaynta Cabirka Baabuurta. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dagaal Somaliland iyo Puntland Ku Dhex Maraya Sanaag Wararka ka imaanaya deegaanka Dhoob ee ka tirsan gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal beeleed xoogan oo u dhexeeya ciidamo ka tirsan Puntland iyo Somaliland. Dagaalka …