Tababare Maxamed Cabdulle Farayare “Horomar Weyn Ayaan Ka Geysan Doonaan Kooxda Kubbadda Cagta Raadsan” Tababarihii hore Xulalka Qaranka Soomaaliya Maxamed Cabdulle Farayare ayaa qabtay shaqada kooxda kubbadda cagta Raadsan oo ka ciyaarta horyaalka Somalia Premier League, waxayna maamulka kooxda talaabadan ku sheegeen guul weyn… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Guddoomiye Xaaji Aadan Cabdulle “Waa Nasiib Darro In Warbaahinta Ay Ka Maqnaadaan Dhacdooyinka Minifootboolka” Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Minifootboolka mudane Xaaji Aadan Cabdulle Mahdi ayaa fariin adag u diray warbaahinta Ciyaaraha gudaha, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in aysan bulshada la wadaagin horomarka…
2 daqiiqo Muqtaar Maxamed Cuti “Waan Soo Dhawaynaa horoamrka Iyo Guulaha Xiriirka Minifootboolka Soomaaliya” Tartanka ay iska kaashaadeen Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiriirka Minifootboolka ayaa lagu soo gabagabeeyaya magaalada Muqdisho, waxaana tartankan ka qeyb gala ilaa afar naadi oo ka mid ah…
2 daqiiqo Guddoomiye Xaaji Aadan “ Waxaan Diyaar U Nahay In Aan La Shaqayno Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya” Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiriirka Kubadcag yaraha oo iska kaashanaya ayaa magaalada Muqdisho ka furay tartan u dhaxeeya afar koox oo ka mid ah naadiyada u diiwaangashan Xiriirka…
2 daqiiqo Saacid Maxamed Xuseen “Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Waxay Dhiirigelinaysaa Shaqooyinka Horomarineyd Ee Xiriirka Minifootboolka” Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadcag yaraha ayaa magaalada Muqdisho ka furay tartan u dhaxeeya 24-koox oo is reeb ree ah, waxaana ciyaartooydii kasoo baxda tartankan ay matalidoonoa Xulka Qaranka Minifootboolka Soomaaliya,…
2 daqiiqo Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Soo Dhawaynaynaa Xiriirka TEQBALL” Guddoomiyaha Xiriirka Kubadcag Yaraha Soomaaliya Xaaji Aadan Cabdulle ayaa soo dhaweeeyay Xiriirka TEQBALL oo dalka ku soo biiray, isagoo sheegay in ay muhiim tahay in ay soo bataan xiriirada, si dhalinyarada…
3 daqiiqo Xiriirka TEQBALL Oo Soomaaliya Ku Soo Biiray Xiriirka TAQBALL oo aduunka ku soo biiray sanadii 2012 ayaa laga daah furay magaalada Muqdisho, waxaana xiriirkan Soomaaliya ka hergeliyay Macow Xuseen Xasan oo horay kaga soo ciyaaray Soomaaliya, Jabuuti…
2 daqiiqo Cabdiqaadir Qooje “Waxaan Diyaar U Ahay Caawinta Dhamaan Xiriirada” Wakiilka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xafiiska Raysal Wasaraha Soomaliya mudane Cabdiqaadir Macallin Qooje sidoo kalane ah Guddoomiyaha isboortiga iyo dhaqanka Wadanka Finland ee SOCUS ayaa bogaadiyay da’dalaada ay wadaan madaxda Xiriirka Soomaaliyeed…
2 daqiiqo Guddoomiye Xaaji Aadan Cabdulle “Waxqabadka SOMFA Wuxuu Ku Socdaa Si Wanaagsan Oo Guul Iyo Horomar Ah” Guddoomiyaha Xiriika kubadcagyaraha Soomaaliya mudane Xaaji Cabdulle Cabdulle ayaa sheegay in ay si wanaagsan ugu diyaar garooweyn qabashada is reerbka reebka 24 koox ee heerka kowaad iyo labaad ee kubad…
1 daqiiqo Eng. Axmed Salaad Dhiblaawe “Muqdisho City Club, Waxay Dhigaysaa Bannanbaxii Ugu Weyn Ee Loogu Soo Horjeedo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya” Maamulka naadiga Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa sheegay in ay Magaalada Muqdisho ka dhigayaan bannanbax weyn oo loogu soo horjeedo Xiriirka Kubbadda Cagat Soomaaliya, wuxuuna banaanbaxan ku soo…