1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Dowlad Goboleedyada oo Dib u Bilaabanay, Yaa ku loolamaya Galabta? Waxaa maata markale dib loo ambaqaadayaa tartanka xiisaha badan ee dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir, kaas oo hakad galay labadii maalin ee lasoo dhaafay, xilli maalinimadii jimcaha sirasmi ah loo daahfuray.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho: Dib u dhac Kuyimid Tartanka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir Xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa habeenkii xalay ku dhawaaqay in dib loo dhigay muddo laba maalin ah tartanka kubada cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee shalay ka furmay Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Galmudug iyo Hirshabeelle oo Furitaankii Tartanka Dhibcaha Ku Kala Qaatay Ciyaartii Soo Idlaatay Tartankii maanta lagu daahfuray ciyaartooyda ka kala socotay maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa kusoo idlaatay 1 1 oo labada koox min hal dhibac ay ku kala qaateen ciyaar xiisa badan oo galabta ka dhacday garoonka Muqdisho Stadium.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Furay Koobka Dowlad-goboleedyada Dalka iyo Banaadir Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyqdda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta daah furay tartanka Dowlad-goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo ka bilowday Stadion Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Galmudug iyo Hirshabeelle oo Tartanka Maamulka Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir Lagu Daahfurayo Waxaa lagu wadaa in maanta tuulada Ciyaaraha Stadium Muqdisho uu ka furmo tartanka dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir, kaas oo sanadkaan ka xiiso badan sanadadii hore marka loo eego martigelinta garoonka Muqdisho Stadium.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cayaarta Super Cap-ka Soomaaliya oo Ka Dhaceysa Koonfur Galbeed Kooxaha Gaadiidka iyo Dekadaha oo talaadada Ku hardami doona kadib markii ay maanta u safreen Baydhabo hallaas oo lagu wado in lagu qabto cayaarta xiisaha badan ee koobka Super Cup-ka Soomaaliya sanadka 2023.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka Soomaaliya oo Guuldarro Ku Furtay Tartanka Qaaradda Afrika Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada ah ee Soomalaiya ayaa kulanka furitaanka Koobka qaramada Qaaradda Afrika la ciyaaray dhiggooda xulka qaranka Algeria oo sanadkaan martigalinaya. Kulanka ayaa waxaa 10:00 pm ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Koobka Qaramada Qaaradda Afrika oo Maanta Soomaaliya iyo Aljeeriya Lagu Furayo Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada ah ayaa maanta ciyaaraya kulankoodii ugu horreeyay koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee 17 jirada, iyaga oo wajahaya xulka Algeria. Kulanka ayaa soo dhici doona caawa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Deegaanka Gubadleey oo Ku Guuleystay Koobka Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir Deegaanka Gubadleey ee duleedka caasimadda ayaa galabta ku guuleysatay tartan degmooyinka deegaannada gobolka Banaadir oo Finalka isku Wajaheen degmada Warta-Nabadda. Laba kooxood ayaa ciyaarta labadii qeyb isku mari waayay goolal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Taagerayaasha Arsenal ah oo lagu xiray Uganda Ciidamada dalka Ugand ayaa xabsiga u taxaabay ugu yaraan 20 dhalinyaro ah kuwaas oo taageera kooxda kubadda cagta Arsenal. dadkaan ayaa la qabtay xilli ay la socdeen kolonyo taageerayaal ah…