2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Aweys Aar “Som United Waxaan Ugu Mahadcelinaynaa Garab Istaagooda Wanaagsan ” Kooxda Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa maaliyadaha lagu sameeyo tababarka ku wareejisay Akadeemiyada Itaal FC ee ka dhisan magaalada Muqdisho,mana ah markii kowaad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Sarqaawi “Waligay Waxaan Ahaan doonaan Ciyaaryahan Galmudug” Ciyaaryahanka kooxda Kubbadda cagta Galmudug Maxamed Maxamuud Sarqaawi ayaa sheegay in uu ku faraxsanahay horomarka uu ka sameeyay kubbadda cagta iyo heerka uu la gaaray kooxdiisa Galmudug ee kaalinta labaad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Axmed Tahliil Cali “Waan U mahadcelinaynaa Guddoomiye Cali” Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka BanaadirCali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ayaa kulan mahadcelin ah u sameeyay Macallinka kooxda Galmudug Axmed Tahliil Cali ee kaalinta labaad ka gala tartanka kubbadda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdifataax Qaaje “Waxaan Finland Ugu Soo Safarnay Guusha Iyo Horomarka Galmudug” Xoghayaha Ururka Ciyaaraha iyo dhaqanka ee SOCUS ee Wadanka Finland mudane Cabdifataax Maxamed Qaaje ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin wax qabadka wanaagsan ay soo bandhigeyn ciyaartootda ay ka keeneen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xasan Shire ““Dowladda Iyo Ganacstada Reer Galmudug Waa In Ay Bixiyaan Mushaaraadka Kooxda Galmudug” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta mudane Xasan Axmed Shire ayaa u mahadceliyay madaxda sare ee Galmudug kaalinta ay ka qaateen garab istaaga iyo dhiirigelinta kooxda kubbadda cagta Galmudug ee booska labaad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cabdullahi “Balanqaadkii Turkiga Ee Kooxda Galmudug Waa Diyaar” Madaxda sare ee Maamul Galmudug ayaa sheegay in ay diyaar yihiin balanqaadyadii loo sameeyay ciyaartooyda kooxda kubbadda cagta Galmudug ee booska labaad ka galay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasaaradda Ciyaaraha & Dhalinyarada Galmudug Ayaa Kulan U Mahadcelin Ah U Samaysay Ciyaartooyda Iyo Macallimiinta Galmudug Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Galmudug ayaa kula mahadcelin u samaysay ciyaartooyda iyo Macallimiinta kooxda Galmudug ee kaalinta labaad ka galay tartanka kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xuseen “Waan U Mahadcelinaynaa Ciyaartooayda Koonfur Galbeed” Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Soomaaliya mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa bogaadiyay wax qabadka wanaagsan ay sanadkan muujiyeen kooxda Kubabdda Cagta Koonfur Galbeed ee ka qeyb gashay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaartooyda Kooxda Koonfur Galbeed Oo Kulan Sagootin Ah Loogu Sameeyay Magaalada Muqsisho Wasiiradda iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya ee deegaan doorashooda tahay Maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulan sagootin ah Magaalada Muqdisho ugu sameeyay ciyaartooyda Koonfur Galbeed ee ku haray heerka Afar dhamaadka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yaa Guulaysan Doono Gobolka Banaadir Iyo Galmudug Tartanka Maamul Goboleedyada 2020 Kooxaha Kubbadda Cagta Gobolka Banaadir iyo Galmudug ayaa markii ugu horeesay wada dheeli doono heerka ugu danbeeya tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Labada koox oo ka soo…