2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Badri Axmed “Guul Iyo Horomar Ayaan U Rajaynaa Maamulka Iyo Ciyaartooyda Kooxda Elman” Ciyaaryahankii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Kubbadda Cagta Elman Badri Ahmed Cabdulle ayaa soo dhaweeyay is badalka iyo waxqabadka uu la yimid Guddoomiye Ku Xigeenka Kooxda Elman Cali Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Geesey “Waan Ku Faraxsanahay Abaal Marinta Aan Helay” Gool Haye Cabdullahi Cali Shiine (Geesey) oo ka tirsan kooxda kubbadda cagta Puntland ayaa laga gudoonsiiyay abaal marinta laacibkii ugu wanaagsanaa guud ahaan deeganada Puntland sanadkii la soo dhaafay,waxaana abaal…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon “2020 Waxaan Gaarnay Guulo Waaweyn” Kooxda Kubbadda Cagta Som United oo ah kooxaha Soomaaliyeed kana ciyaarta horyaalka heerka Afaraad ee dalka Sweden ayaa sanadkii dhamaaday 2020 waxa ay horomaro kala gedisan ka samasay tartamada kala…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqaadir Macallin Jameeka “Waan U Mahadcelinayaa Cid Kasta Oo Kaalin Ka Geystay Dhismaha Masjidka Xasan Balad Ee Xafaada Xamar Jadiid” Masaajidka Xasan Balad ee ku yaala degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadir ayaa lagu sameeyay dib u dhis balaaran,iyadoo mudo ka dib si rasmi loo furay naqshada cusub iyo dib…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Xasaasi “Waan Qaadaynaa Horyaalka” Laacibka Kooxda Kubbadda Cagta Horseed Xasan Cabdi Nuur (Xasaasi) ayaa sheegay in kooxdiisa Horseed ay sanadkan ku guulay sanayso horyaalka Somalia Premier League xili ciyaareedka 2020-2021,wuxuuna intaa ku daray in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saadaq Faarax Ducaale “Waxaan Dhaqaale U Aruurinaa Ciyaartooyda Hore Soomaaliya” Saadaq Faarax Ducaale oo ka mid ahaa ciyaartooydii hore kooxaha kubbadda cagta Horseed iyo Madbacada Qaranka ayaa munaasabada ka dhacday magaalada Muqdisho ayna ka qeyb galeen in badan oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yuusuf Cali Nuur (Yuu Cali) Oo Loo Magaacabay Guddoomiyaha Kumeel Gaarka Ah Ee Kooxda Dekeddaha Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Axmed Maxamed Maxamuud (Washington) ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa waxaa lagu sheegay in Guddoomiye ku meel gaar loo magacaabay tabaabraha kooxda kubbadda cagta Dekedda Yuusuf…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Axmed Tahliil Cali “Kubbadda Cagta Cadaalad Ayay U Baanahtahay” Tababaraha Kooxda Kubbadda Cagta LLP Jeenyo Axmed Tahliil Cali ayaa sheegay in kubbadda cagta ay u baahanatahay cadaalad,isagoo wax lagu xumaado ku tilmaamay qaabka garsoonimo ee garsoorayaasha kubbadda cagta,wuxuun tababare…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xoghaye Jamaal Xaashi “Waxaan Kulan Is Xog Waraysi Iyo Wadashaqeyn La Yeeshay Wasiir Xamse Saciid Xamse” Xoghayaha Xiriirka Xariga Ka Boodka Soomaaliya mudane Jamaal Xaashi Tuure ayaa kulan la qaatay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse,waxayna labada dhinac kawada hadleen arriimo badan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Mahad “Degmada Waaberi Waxa Ay Diyaar U Tahay Soo Dhaweynta Bahda Isboortiga Gudaha Iyo Dibada” Maamulka Isboortiga Degmada Waaberi ayaa sheegay in uu diyaar u yahay soo dhaweynta bahda ciyaaraha Soomaaliya ee joogta gudaha dalka iyo laacibiintii hore ee ku soo laabanaysa Magaalada Muqdisho kuwaas…