Wasiir Xamse Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed. Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudan Xamse Saciiid Xamse iyo Prof.Maxamed Xuseen Haadi oo ah la taliyaha dhinaca isboortiga ee Madaweyne Farmaajo ayaa booqasha ku tagay xarunta Carruurta barbaarinta Agoonta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Cadaado “Wasiir Xamse Saciid Waxaan Ka Rajaynayaa Horomar ” Qaar ka mid ah dhallinyarada degmada Cadaado iyo Madaxda Isboortiga ayaa soo dhaweeyay howlaha uu wado Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse,iyagoo sheegay in ay ku qanacsanyihiin…
1 daqiiqo Kooxda Elman Oo Heeshiis La Gaartay Moshan Apparel Kooxda Kubbadda Cagta Elman Sports Club ayaa heshiis labo sano ah la gaartay shirkadda qalabka Sports-ka Moshan Apparel ee laga lee yahay Dalka Maraykanka,waxaana howshan ay qeyb ka tahay horomarka…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Rooble Iyo Wasiir Xamse Oo Hambalyo U Diray Degmada Shingaani Oo Ku Guulaystay Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalliyarada Soomaaliya mudane Xamase Saciid ayaa ka qeyb galay daawashada dhammaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2020…
2 daqiiqo Madaxweyne Cali Ciid “Ciyaarooyda Galmudug Guul Ayaan Ka Sugaynaa” Madaxwayne kuxigeenka Maamulka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada ciyaartoyda matalaysa Galmudug ee qeybta ka ah tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020,waxaana kulankaa ka…
2 daqiiqo Saciid Qorsheel “Ma Jirto Sabab Uu Xulkeena Ugu Ciyaaro Nairobi Iyo Addis Ababa” Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista Hawada sidoo kale u soo ciyaaray Xulka Qaranka Soomaaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel) ayaa bogaadiyay da’daalada horomarineyd uu wado Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane…
1 daqiiqo Wasaaradda Cayaaraha Oo shaacisay Xilliga Uu Bilaabanayo Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya ayaa loo diray dhamaan Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleedyada 2020,waxaan qoraalka lagu sheegay in…
1 daqiiqo Wasiir Xamse “Waxaan U Baahanahay Wada Shaqeyn” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa sheegay tan iyo markii uu la wareegay xafiiska Wasaarada ay bahda isboortiga ugu soo hambalyayeen magacaabistiisa,isagoo intaa ku daray in…
1 daqiiqo Koonfur Galbeed Oo Diyaar Wanaagsan Ku Qaadanaya Garoomada Ciyaaraha Magaalada Muqdisho Ciyaaryahanada Kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo sanadkan ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa diyaar garow wanaagsan ku qaadanaya garoomada ciyaaraha MagaaladaMuqdishoee caasimada,iyagoo sanadkan rajaynaya…
2 daqiiqo Som United Oo Shaacisay Saxiixa Macallin Haatun Daahir Kooxda Kubbadda cagta Som United ee ka dhisan Wadanka Sweden ayaa shaacisay in ay la soo wareegtay Macallin Haatin Cabdiqaadir Daahir oo ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee aqoonta wanaagsan…