2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dibadbaxyo Lagu Taageerayo Guusha Ciyaartooyda Galmudug Oo Ka Dhacay Inta Badan Magaalooyinka Waaweyn Ee Galmudug Waxaa baan baxayo waaweyn oo lagu taageerayo ciyaartooyda Galmudug ee markii ugu horeesay gaaray fiinalaha tartanka Kubbadda Cagta Mamaul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay ka dhaceyn inta badan magaalooyinka waaaweyn…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Wiish “Hambalyo Dhamaan Bulshada Caasimada” Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Yabarow Wiish ayaa soo dhaweeyay guusha taariikhiga ay ciyaartooyda Gobolka Banaadir u soo hooyeen Caasimada,ka dib markii kowaad ay gaareyn fiinlaha tartanka Kubbadda Cagta Maamul…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Qoor-Qoor Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda Iyo Macallimiinta Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa hambalyo dhiiri-gelin u soo diray ciyaartooda iyo macallimiinta kooxda Kubbadda Cagta Galmudug ee marki ulu horeesay gaaray Fiinalaha Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Gobolka Banaadir Oo Jaratay Fiinalaha Tartanka Maamul Goboleedyada Markii Ugu Horaysay Kooxda Kubbadda Cagta Gobolka Banaadir ayaa gaartay fiinalaha tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,waxayna xidigaha Gobolka ciyaartii Semi-Finalka 3-1 ay kaga badiyeen wiilasha Koonfur Galbeed oo hogaamiyo Macallin Axmed Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda iyo Macallimiinta Galmudug Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid Ayaa Dhanbaal Hambalyo ah Hawada umariyay “Ciyaartoyda,Macaliminta,maamulka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug,isoo sheegay in ay sugayaan koobka oo lagau dajiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Waa Sidee Aragtida Taageerayaasha Galmudug? Taaageerayaasha Kooxda Galmudug oo intooda badan la hadlay Goobjoog Sports ayaa u mahad celiyay Madaxda,Wasaarada Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug wada shaqeynta wanaagsan ay sanadkan sameeyeen,iyagoo sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xasan Shire “Waxaan Ku Faraxsanahay Taariikhda Ay Samaysay Galmudug” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug mudane Xasan Axmed Shire ayaa sheegay in sanadkan ay taariikh weyn ka sameeyeen tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,wuxuuna intaa ku daray in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Suujino “Muqdisho Waxay Dirtay Sawir Qurux Badan” Weriye Saciid Suujino oo ka mid ah rugcadayaasha waxa ka qor arrimaha ciyaaraha Dalka dhawaan ku soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanahay horomarka ay samaynayso…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gudoomiye Xasan “Waan Dhiirigelinayaa Qabsoomida Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banadir” Guddoomiye Ku Xigeen Somaali Mini Football Xasan Cabdi Goodax ayaa bogaadiyay qabsoomida tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,isagoo guul iyo horomar u rajeeyay dhamaan ciyaaartooyda xirfada wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gulmudug oo Gaartay Finalka Tartanka Maamul Goboleedyada Markii Ugu Horeysay Waxaa goordhaw garoonka kubadda cagta ENG yariisow ee magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeyay kulan ciyaareed xiisa badan kaas oo ka tirsan tartanka kubadda cagta maamul gobaleedyada dalka. Ciyaartan oo ay…