Xasan Wiish “Qorshayaal Cusub Ayaan Ku Kordhindoonaa Tartanka Kubabdda Cagta Degmooyinka 2020” Kulan ay Muqdisho ku yeesheen madaxda ciyaaraha Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyeenta isboortiga degmooyinka Gobolka ayaa laga shaaciyay waqtiga uu qabsoomi doono tartanka sanadalaha ee kubbadda cagta degmioyinka Gobolka Banaadir ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiirka Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Maamulka Puntland Oo Gaaray Magaalada Qardho Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Jaamac Faarax Muuse iyo Wafti uu hogaaminaayey ayaa gaaray Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobolka karkaar. Wasiirka ayaa waxaa Safarka ku wehelinaayey Agaasimaha…
1 daqiiqo Llpp Jeenyo Oo Ku Soo Laabtay Horyaalka Soomaaliya kooxda kubbadda cagta LLP Jeenyo ayaa ku soo laabtay horyaalka Somalia Premier League hal fasal ciyaareed ka dib,iyagoo ka qeyb ka ahaa naadiyada horyaalka heerka labaad ee (Divisio 1) waxaana ku…
1 daqiiqo Maxamuud Maxamed “Waan U Mahad Celinayaa Cid Kasta Oo Kaalin Ka Gaystay Qabsoomida Tartankii Kubbadda Cagta Ee Is Dhaxgalka Degmada Diinsoor ” Xogahaya Isboortiga Degmada Diinsoor Maxamuud Maxamed ayaa Goobjoog ugu waramay tartan kubbadda cagta ah oo dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Diinsoor,isagoo u mahad celiyay dhamaan kooxihii ka qeyb galay iyo dadkii…
2 daqiiqo Maamulka Isboortiga Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Oo Soo Xirey Tartan U Socday Kooxaha Mudo bil ah oo degmada Diinsoor uu ka socday tartan u dhaxeeya kooxaha ka dhisa Diinsoor ayna soo qaban qaabiyeen jaaliyada Koonfur Galbeed ee ka soo jeeda dDiinsoor ayaa la…
1 daqiiqo Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Oo Shaaciyay Xiliga La Qabanayo Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa xarunta degmada Wadajir ku qabtay shir looga hadlayay qabashada tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir 2020-2021 iyo qorshayaashii her geliyay sanadkii la soo dhaafay 2019.…
1 daqiiqo Madaxda Isboortiga Degmada Beledweyne Oo U Mahadceliyay Taageerayaasha Kooxaha Kubbadda Cagta Waxaa hakad la giliyay tartankii kubadda cagta ee ka socday Garoonka Laqanyo Stadium kaasi oo aay qabsoomiddiisa iska kaashanayeen Ururka kubadda cagta degmada Beledweyne oo kaashanaya kan gobolka Hiiraan,loona qabtay 8-naadi…
2 daqiiqo Tartan Kubbadda Cagta Ah Oo Loo Furay Kooxaha Magaalada Baladweyne Tartan kubadda cagta ah oo aay ka qeyb galayaan 8-koox oo ka kala socda Afarta xaafad ee magaalada Beledweyne ayeey ka furmay Garoonka kubadda cagta ee Laqanyo Stadium. Guddoomiyaha Ururka…
2 daqiiqo Guddoomiye Cusmaan Carfaaye “Waxaan Xafiiska U Baneeyay Bahda Isboortiga Degmada Dherkenley” Guddoomiyihii hore isboortiga Degmada Dharkenlay Cusmaan Carfaaye ayaa ka tagay shaqadii ku hayay demada, wuxuuna sababaha ugu weyn uu ugu tagay shaqada ku sheegay in doonayo in fursad la siiyo…
2 daqiiqo Guddoomiye Abuukar “Way Mahadsanyihiin Maamulka Gobolka Banaadir” Maamulka Gobolka Banaadir iyo madaxda kooxda Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa damaashaad iyo farxad heer sare ku qaatay kuna dabaal dagay ku garoonka Ciyaaraha Stadium Muqdisho, ka dib…