1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xamsa Saciid Xamsa “Isboortiga Malahan Shaqsiyaad Gaar Ah” Wasiir Ciyaaraha & Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa oo 28-October 2020 la wareegay xilka wasaarada horayna u ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Isku Aadka AFCON U20 iyo AFCON U17 Oo La Sameeyay Arbacadii la soo dhaafay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu sameeyay isku aadka isreebreebka AFCON U20 iyo AFCON U17 ee CECAFA. Ciyaaraha isreebreebka AFCON U-20 waxaa lagu qaban doonaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yoonis Faarax Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Sweden Laacibka Xulka Qaranka Soomaaliya Yoonis Cabdirisaaq Faarax ayaa gaaray magaalada Stockholm ee dalka Sweden,waxaan si weyn halkaa ugu soo dhaweyay qaar ka mid ah bahda isboortiga iyo laacibiintii Xulka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamsa Saciid Xamsa Oo La Wareegay Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliya Ra’iisul ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirrada loo kala wareejiyay wasaaradaha ciyaaraha iyo dhalinyarada iyo sidoo kale wasaarada maareynta iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Jaaliya Soomaaliyeed ee Magaalada Goteborg Oo Hambalyo U Soo Diray Wasiir Xamsa Saciid Xamsa Jaaliya Soomaaliyeed Magaalada Goteborg ee dalka Sweden ayaa hambalyo iyo bogaadin u soo diray Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudan Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo madaxda Dolwadda ugu mahad celiyay doorashada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhalinyarada Magaalada Muqdisho Ayaa Soo Dhaweeyay Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa,Iyagoo U Rajeeyay Guul Iyo Horomar Qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Muqdisho oo la hadlay Goobjoog ayaa soo dhaweeyay Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya,mudane Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar,Wasiir Xamsa Saciid ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xildhibaan Shaacir “Guul Ayaan U Rajaynaayaa Wasiir Xamsa Iyo Wasaarada Ciyaaraha Dalka” Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Aadan (Shaacir) oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya horayna ugu mid ahaa xidigihii hore Soomaaliya ayaa u hambaleeyey Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamza Saciid…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha FIFA Oo Hambalyo U Soo Dirtay Wasiir Xamsa Saciid Xamse Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFa ayaa hambalyo u soo diray Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamsa Saciid Xamsa oo xiligan loo magacaabay 19-October 2020. Warqada ka soo baxday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamza Saciid Xamza “Aan U Hiilino Isboorrtiga Dalka ” Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza oo ka hadlay furitaanka tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2020 ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daadir Amiin Cali Oo Loo Magacaabay Macallinka Gobolka Banaadir Maamul Gobolka Banaadir ayaa tababaraha kooxda Gobolka Banaadir ee ka qeyb galaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir u magacaabay ciyaaryahankii hore Xulka Qaranka Soomaaliya Daadir Amiin Cali…