2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse Saciid Oo Magacaabay Guddiga Maamulaya Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020 Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa laga shaaciyay guddiyo kala duwan oo maamulaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Oo Bogaadiyay Magacaabista Wasiir Xamsa Hogganka Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Iyo qaar ka mid ah bahda isboortiga ayaa rajo weyn ka muujiyay magaabista Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya,iyagoo sheegay in ay tahay taariikh weyn oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddomiye Warsame “Galmudug Waxaan U Rajaynayaa Guul” Guddoomiyihii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame ayaa lix sano ka dib ka tagay xafiiska,isagoo maamulka badalaya u rajeeyay in ay la yimadaan wax qabad u horomar ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaa Looga Hadlay Kulankii Dhexmaray Wasiir Xamse Saciid Iyo Xiriirada Ka Dhisan Dalka Wasiirka Ciyaaraha iyo Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse iyo ku xigeenkiisa Axmed Cumar Islaw ayaa kulankii ugu horeeyay la qaatay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed iyo Xiriirada kala duwan ee ka dhisan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxay Kawada Hadleen Wasiir Xamse Saciid Iyo Wasiirada Ciyaaraha Maamul Goboleedyada? Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa kulan muuqaal foogaan arag ah la qaatay Wasiiradda Ciyaaraha iyo Dhallinyarada Maamul Goboleedyada Dalka,wuxuuna kulankan qeyb ka yahay horomarinta uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse “Garoomada Ciyaaraha Dalka Wax Ka Qabasho Ayay U Baahanyihiin” Wasiir Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamsa iyo mas’uuliyeen ka tirsan Xiriirada kala duwan ee dalka ayaa booqasho kala duwan ku tagay garoomada ciyaaraha dalka,waxayna arintan qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Warsame “Wasiir Xamse Saciid Waxaan Ka Rajaynayaa Inuu La Yimaado Is-badal Muuqda” Guddoomiyihii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame ayaa sheegay in ay tahay talaabo horay loo qaaday,magacaabista Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse,isagoo sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Duraan Faarax Oo Amaanay Waxqabadka Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya mudane Duran Faarax ayaa maanay wax qabadka iyo horomarka ay gaareen Guddiga Olomikada Soomaaliyeed ee (NOCSOM). Duran Faarax ayaa horay u soo noqday Xoghayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Axmed Tahliil Cali “Galmudug Waxaan U Qaadidoonaa Koobka Maamul Goboleedyada” Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug oo la hadlay warbaahinta ciyaaraha ayaa sheegay in Axmed Tahliil Cali loo magacaabay tababaraha kooxda Glamudug ee sanadkan ka qeyb galaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse Saciid Oo Booqashadii Ugu Horeesay Ku Tagay Garoonka Ciyaaraha Stadium Muqdisho. Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamsa iyo Wasiiru Dowlaha Wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa kormeer shaqo ku tagay tuulada ciyaaraha Stadium Muqdisho oo ay…