Madaxda Isboortiga Degmada Beledweyne Oo U Mahadceliyay Taageerayaasha Kooxaha Kubbadda Cagta Waxaa hakad la giliyay tartankii kubadda cagta ee ka socday Garoonka Laqanyo Stadium kaasi oo aay qabsoomiddiisa iska kaashanayeen Ururka kubadda cagta degmada Beledweyne oo kaashanaya kan gobolka Hiiraan,loona qabtay 8-naadi… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Tartan Kubbadda Cagta Ah Oo Loo Furay Kooxaha Magaalada Baladweyne Tartan kubadda cagta ah oo aay ka qeyb galayaan 8-koox oo ka kala socda Afarta xaafad ee magaalada Beledweyne ayeey ka furmay Garoonka kubadda cagta ee Laqanyo Stadium. Guddoomiyaha Ururka…
2 daqiiqo Guddoomiye Cusmaan Carfaaye “Waxaan Xafiiska U Baneeyay Bahda Isboortiga Degmada Dherkenley” Guddoomiyihii hore isboortiga Degmada Dharkenlay Cusmaan Carfaaye ayaa ka tagay shaqadii ku hayay demada, wuxuuna sababaha ugu weyn uu ugu tagay shaqada ku sheegay in doonayo in fursad la siiyo…
2 daqiiqo Guddoomiye Abuukar “Way Mahadsanyihiin Maamulka Gobolka Banaadir” Maamulka Gobolka Banaadir iyo madaxda kooxda Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa damaashaad iyo farxad heer sare ku qaatay kuna dabaal dagay ku garoonka Ciyaaraha Stadium Muqdisho, ka dib…
1 daqiiqo Tartan Ciyaareed Lagu Xusayay Allaha Unaxriistee Duqii hore Muqdisho Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Degmada Dharkenlay Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir, Basma Caamir Axmed ayaa soo xirtay Tartan Ciyaareed Kubbadfa Cagta ah oo lagu xusayay Allaha Unaxriistee Duqii hore ee Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Cabdixamiid Macallin “Guul Weyn Ayay Noo Tahay In Aan Ku Ciyaarno Stadium Muqdisho” Tababaraha Xulka Qaranka Da’yarta Soomaaliya Cabdixamiid Macallin Maxamed ayaa sheegay in aad ugu faraxsanyahay helitaanka garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho wuxuuna intaa ku daray in door wanaagsan ka qaadan karo kobaca…
1 daqiiqo Daadir Amiin “Taariikh Wanaagsan Ayay Ii Tahay Hanashada Horyaalka ” Tababare ku xigeenka kooxda Dowladda hoose ee Muqdisho City Club Daadir Amiin Cali ayaa horyaalka Somalia Premier League qaaday,isagoo macallin iyo ciyaaryahan wuxuuna arintaa ku sheegay rikoor aad u wanaagsan…
2 daqiiqo Saciid Haybe “Hadafkeena Xulka Qaranka Waa In Gaarnaa Kaalamaha Hore Ee Caalamka ” Falanqeeyaasha Ciyaaraha Soomaaliya ayaa bogaadiyay wax qabadka iyo natiijooyinka wanaagsan uu keenay maamulaha Xulka Qaranka Soomaaliya Saciid Cabdi Haybe oo u dabaal dagay sanad guuradii ka soo wareegtay markii jagadaas…
2 daqiiqo Maxaa U Qabsoomay Maamulaha Xulka Qaranka? Sanad ayaa iminka u buuxsantay wakiilla gaarka ee ciyaaryahanada Xulka Qaranka Soomaaliya macallin Saciid Cabdi Haybe waxaana mudadii la soo dhaafay wax qabadkiisa laga dareemayay guulaha Xulka ee ka qeyb…
1 daqiiqo Guddoomiye Garooje “Hambalyo Muqdisho City Club” Guddoomiyihii kooxda kubbadda cagta Elman Sports Club Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa hambalyo u diray maamulka,macallimiinta iyo taageerayaasha kooxda Muqdisho City Club oo ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka…