Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Oo xarigga Ka Jaray Garoonka Stadium Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray Garoonka kubbadda Cagta Stadium Muqdisho oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyay tan iyo markii ay Dowladda kala wareegtay Ciidamada Amisom… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Guddoomiye Saacid “Degmada Warta Nabadda Taariikh Weyn Ayay U Tahay Helitaanka Garoonka Stadium Muqdisho ” Guddoomiyaha Isboortiga Degmada Warta Nabada Saacid Xuseen Cabdi oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in maamulka degmadiisa ay aad ugu faraxsanyihiin helitaanka garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho oo ay Dowladda Soomaaliya…
1 daqiiqo Warbixin:-Ma Ogtahay In Madaxweyne Farmaajo Uu Horay U Ahaa Garsoore Xaga Ciyaaraha? Goobjoog uu kuu diyaarisay warbixin ku saabsan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee xaga ciyaaraha,isagoo horay u ahaa garsoore dhinaca kubbadda cagta. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsa Sooyaalka Ciyaaraha…
1 daqiiqo Da’yarta Midaynta Oo Bilaaway Tababarkoodii Ugu Horeeyay Da’yarta kooxda Midaynta ayaa bilaaway tababarkoodii kowaad waxaana dhallinyaradan gacanta ku haya ciyaartooydii hore Soomaaliya,iyagoo sheegay in ay ugu tala galeyn in ay ugu faa’ideeyaan waqtikooga si mustaqbalka ay u…
1 daqiiqo Tartankii Lagu Xusayay Laacib Uurey Ayaa Si Wanaagsan Ugu Socda Muqdisho Muqdisho waxaa si heer sare ugu socda tartan lagu xusayo xidigihii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Jeenyo Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) waxaana ka qeyb galay ciyaartooydii hore iyo kuwa…
2 daqiiqo Aadan “Dowladdu Way Ku Mahadsantahay Soo Celinta Stadium Muqdisho,Balse Weli Waa Qabyo” Aadan Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa ciyaartooydii hore Soomaaliya ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog Sports ka hadlay qiimihii uu lahaa garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho iyo dib u soo celinta…
2 daqiiqo Xiisaha Tartanka Lagu Xusayo Laacib Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) Ayaa Si Weyn Loogu Hadal Hayaa Guud Ahaan Soomaaliya Waxaa meel dhexe soo gaaray tartankii kubbadda cagta ee lagu xusayay xidigihii hore Gobolka Baay,LLP Jeenyo iyo Xulka Qaranka Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) waxaana ciyaaryahan mudooyinkii la soo dhaafay ay…
2 daqiiqo Ciyaartooydii Hore Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Aasay Aasay Koox Akdeemiyad Ah Waxaa socda abaabulka iyo isku keenista xidigihii hore Soomaaliya waxaana dhallinyaro kala joogta gudaha dalka iyo dibadda ay abuureyn koox lagu magacaabo Mideynta waxayna ka shaaeyndoonaan horomarinta,is dhaxgalka,dhiiri gelinta iyo…
1 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Kala Diray Macallimiintii Xulka Soomaaliya Gaarsiiyay Fiinalaha Tartankii 17-Jirada 2018 Falanqeeye Ibraahim Geedow Cawaale ayaa sheegay in aad ugu xunyahay macallimiinta iyo ciyaartooydamarkii ugu horeesay Soomaaliya gaarsiiyay fiinalaha tartanka 17-jirada Bariga iyo Bartamaha Afrika 2018 ee ku qabsoomay magaada Bujumbura…
1 daqiiqo Tartankii Lagu Xusayay Laacib Uurey Oo Si Wanaagsan Ugu Socda Muqdisho Waxaa si xiiso u socda tartanka lagu xusayo xidigihii hore Gobolka Baay iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Uurey waxaana kulan ciyaareed ka mid ahaa tarankaas wada dheelay labo koox…