Xasan Yabarow Wiish “Isbadal Guud Ayaan Ku Samaynaynaa Garsooka Kubbadda Cagta ” Guddoomiyahay gudiga garsoorka kubbadda cagta Soomaaliya Xasan Yabarow Wiish ayaa sheegay in uu is badal iyo dib habeyn uu ku sameyn doono waxaada garsoorka Xiriirka Kubbadda Cagta. “Tani iyo markii… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Maxamed Cabdiqaadir “Waxaan Diyaar U Ahay Qabashada Macallimino Ee Xulka Qaranka ” Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon oo ah aas aasaha iyo layliyaha naadiga kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa Goobjoog u sheegay in uu soo…
2 daqiiqo Muxuu Guddoomiyihii Hore Kooxda Elman Isku casilay Guddoomiyaha hore Naadiga Kubbadda Cagta Elman, Cabdirisaaq Faarax Cumar (Goroje) ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka guddoomiyenimada, kaddib muddo 2 sano ah oo uu xilkaas hayay. Mudane Goroje…
1 daqiiqo Tababare Cali Xuseen “Kooxo Adag Ayaan Kula Ciyaarnay Boosaaso” Degmada Bosaas ee xarunta Gobolka Bari waxaa afartii sano lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho ku yeelanayay dhallinyaro ka socotay magaalada Melbourne ee Dalka Australia iyo qaar ka mid…
1 daqiiqo Kaftan Ibraahim “Waan Ku Faraxsanahay Soo Joogitaanka Kooxda Horseed” Kabtanka kooxda Horseed Ibraahim Cabdi Maxamed ayaa heshiisa cusub u saxiixay kooxdiisa wuxuuna sheegay tan iyo markii uu kaga soo biiray naadiga Gaadiidka uu horomar wanaagsan iyo guulo waaweyn ee…
2 daqiiqo SJS “Khadiijo Diiriye Xaq Uma Laha In Ay Garoomada Ciyaaraha Ka Celiso Warbaahinta” Iyadoo Wasaarada ciyaaraha Dowlada Soomaaliya ay xayiraad saartay in aysan garoomada isboortiga kasoo warami karin wariyaasha ciyaaraha Goobjoog ayaa waxaa isa soo saataraya baaq loo jeedinayo madaxda Dowladda,kaas oo ah…
2 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ayaa Dhagax Dhigay Garoonka Waamo Ee Jubaland Taageerayaasha kooxaha kubbadda cagta Jubaland ayaa dhib weyn ku qabay daawashada tartamo kala duwan ee lagu qabto garoonka Waamo waxaana cabashada ay qabeyn dhallinyarada iyo bahada ciyaaraha ka jawaabaya madaxda…
1 daqiiqo Guddoomiye Abuukar Savana “Kooxaha Kubbadda Cagta Way Bogaadinayaan Horomarka Iyo Guulaha Socda” Guddoomiyaha Kooxda Geeska Afrika Abuukar Maxamed Cabdulle (Savana) ayaa sheegay in kooxaha kubbadda cagta ay ku qanacsanyihiin habka ay wax u wadaan madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta oo iyaga doortay 15 November 2018…
2 daqiiqo DR.Yuusuf Muxidiin “Mudadii Sanadka Aheyd Ee Aan Joogay Xafiiska Xogheynta Xiriirka Kubbadda Cagta Waxaan Korarsaday Aqoon Iyo Waayo Aragnimo” Xoghayaha guud ee Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Dr.Yuuusuf Muxidiin Axmed ayaa iminka u buuxsantay mudo hal sano ah oo la shaqaynay madaxda Xiriirka waxaana jagadan loo magabaacay bisha Febraayo 2019,isagoo…
2 daqiiqo Macallinka Cusub Ee Xulka Qaranka Da’yarta Oo Booqday Xerada Tababarka Dhallinyarada Madaxda xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa booqasho iyo kormeer u tagay Xulka Qaranka dhallinyarada oo sanadkan 2020 ka qeyb galay tartamo kala duwan,waxaana sidoo kale kulan laacibiinta da’yarta iyo macallimiintooda…