1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho Oo Ciyaar Xiiso Badan Ku Dhexmartay Xidigihii Hore Kubbadda Cagta Soomaaliya Magaalada Muqdisho waxaa kulan ciyaareed saaxiibtinimo kuwada dheelay ciyaartooydii hore Dalka ee Gobolada Banaadir iyo Gobolka Shabeelada Hoose waxaana is dhaxgalkan ka shaqeeyay dhallinyaro ka timid qurbaha iyo kuwa jooga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Shacabka Muqdishu Ayaa Aragti Duwan Ka Bixiyay Dhismaha Stadium Muqdisho Goobjoog ayaa booqtay garoonka Stadium Muqdisho oo ay Dowladda ku samaysay dib u hagaajin ,tan iyo kolkii ay iskaga goorayn ciidamada nabad ilaalinta Amisom 27 August 2018 waxaana mahsruucan dib…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dacar “ Madaxda Xiriirka Is Badal Ha Ogalaadaan” La taliyaha maamulka isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Xaaji (Dacar) ayaa sheegay in bulshada kubbadda cagta ay doonayaan in ay is badal sameeyeen mas’uuliyeenta Xiriirka Kubbadda Cagta.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dacar “ Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Is Badal Ayaan Ka Rabnaa” La taliyaha maamulka isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Xaaji (Dacar) ayaa sheegay in bulshada kubbadda cagta ay doonayaan in ay is badal sameeyeen mas’uuliyeenta Xiriirka Kubbadda Cagta. “Xiriirka kubbadda cagta waa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Axmed Tigaana “ Puntland Waxay U Mahad Celinaysaa Ciyaartooyda Kooxda Melbourne” Ciyaartooyda kooxda Melbourne ayaa ciyaar xiiso badan ku qaatay degmada taariiga ee Qardho ee maamulka Puntland,iyagoo sidoo kale howl lagu caawinayo dadka danyarta ka sameeyay isla magalaada waxaana booqashooda ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xasan Yabarow Wiish “Isbadal Guud Ayaan Ku Samaynaynaa Garsooka Kubbadda Cagta ” Guddoomiyahay gudiga garsoorka kubbadda cagta Soomaaliya Xasan Yabarow Wiish ayaa sheegay in uu is badal iyo dib habeyn uu ku sameyn doono waxaada garsoorka Xiriirka Kubbadda Cagta. “Tani iyo markii…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamed Cabdiqaadir “Waxaan Diyaar U Ahay Qabashada Macallimino Ee Xulka Qaranka ” Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon oo ah aas aasaha iyo layliyaha naadiga kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa Goobjoog u sheegay in uu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muxuu Guddoomiyihii Hore Kooxda Elman Isku casilay Guddoomiyaha hore Naadiga Kubbadda Cagta Elman, Cabdirisaaq Faarax Cumar (Goroje) ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka guddoomiyenimada, kaddib muddo 2 sano ah oo uu xilkaas hayay. Mudane Goroje…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tababare Cali Xuseen “Kooxo Adag Ayaan Kula Ciyaarnay Boosaaso” Degmada Bosaas ee xarunta Gobolka Bari waxaa afartii sano lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho ku yeelanayay dhallinyaro ka socotay magaalada Melbourne ee Dalka Australia iyo qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kaftan Ibraahim “Waan Ku Faraxsanahay Soo Joogitaanka Kooxda Horseed” Kabtanka kooxda Horseed Ibraahim Cabdi Maxamed ayaa heshiisa cusub u saxiixay kooxdiisa wuxuuna sheegay tan iyo markii uu kaga soo biiray naadiga Gaadiidka uu horomar wanaagsan iyo guulo waaweyn ee…