Ciyaaryahan Cabdullahi “Guul Iyo Horomar Ayay Ii Aheyd Booqashadii Aan Ku Tagay Spain” Cabdullahi Sheikh Cilmi oo ka tirsan naadiga Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa maalmihii lasoo dhaafay booqasho iyo aqoon korarsi ku qaatay wadanka Spain,isagoo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Garoomada Kubbadda Cagta Galmudug Oo Gabo Gabo Ah Garoonka kubbadda cagta Dhuusamareeb ayaa dhawaan la dhigidoono cowska macamilka waxaana guud ahaan maamulka Galmudug ka socda dayactirka iyo quruxinta garoomada,iyadoo dhallinyarada iyo bahda ciyaaraha ayaa soo dhaweyeen howlaha socda sida uu…
1 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ayaa Qalab Isboorti U Qaybiyay Kooxaha Ka Qeyb Galaya Horyaalka Koonfur Galbeed 2020 Xiriirka Kubbadda cagta Soomaliya ayaa qalab isboorti oo kala duwan u qaybiyay ilaa koox oo ka mid ah kuwa sanadkan ka qeyb galaya horyaalka kubbadda cagta Koonfur Galbeed oo markii…
2 daqiiqo Dhallinyaro Ku Nool Wadanka UK Ayaa Degmooyinka Yaaqshiid Iyo Hiliwaa Ka Aasay Aasay Labo Koox Oo Kubbadda Cagta Ah Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku nool Wadanka UK ayaa Degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa ka aasay aasay labo koox oo kubbadda cagta ah,iyagoo ugu tala galay in ay dhallinyarada ay ka taageeraan…
2 daqiiqo Guddoomiye Cabdiqani Saciid Carab “Waxaan Qaadanaynaa Macallimiin Cusub” Sanadkii dhamaay 2019 waxaa is badalay weyn laga dareemay natiijooyinka Xulka Qaranka Soomaaliya ee ka qeyb galay is reeb reebka Koobka Addunka iyo Tartaankii Qaramada Bariga iyo Bartamaha Africa 2019…
2 daqiiqo GUDD.Cabdiqani “Madaxweyne Deni Wuxuu Diyaar U Yahay Horomarinta Garoomada Kubbadda Cagta Puntland” Bishii May 2019 guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab iyo wafdi la socday ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal wuxuuna socdaalkooda ahaa kormeerida iyo…
2 daqiiqo Dhismaha Garoonka Jamaacadaha Oo Gebo Gebo Ah Waxaa heer gabo ah soo gaaray dib u dayactirka ka Socda garoonka Jamaacadaha ee degmada Hodan wuxuuna garoonka soo maray maraaxil kala duwan sanadihii lasoo dhaafay waxaana iminkana muuqanaysa bilicda…
2 daqiiqo Maxaad Ka Ogtahay Horomarka Uu Sameeyay Laacibka Xulka Sacuudi Carabiya Muqtaar Cali Mukhtar Cabdullahi Cali oo ka mid ah ciyaaryahanada Soomaaliyeed ee da’daalka wanaagsan ka sameeyay qaarada yurub ayaa iminka waqti wanaagsan la qaadanaya Xulka wadanka Sacudiya iyo kooxda Al Nasar,waxaana aabaha dhalay ciyaaryahan Mukhaar…
1 daqiiqo Xulka Da’yarta Oo Bilaaway Tababarka 2020 Waxaada dhallinyarada Xiriirka Kubbadda cagta dalka ayaa dib u bilaaway qorshaha horomarinta iyo diyaar garowka tartamada 2020 waxaana maal mama Khamiista iyo Jimcaha ay dhallinyarada Xulka ay tababaro kala gedisan ku…
3 daqiiqo Wax Badan Ka Ogow Socdaalkii Kooxda Somali Stars Ee Soomaaliya 2019 Wafdi ka koobnaa macallimiin,ciyaartooyda oo ka kala socday wadamada Yurub ayaa dalka u yimid ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho sanadii 2019 waxayna badankooda u aheyd kolkii kowaad ay caga imaadaan…