DR.Maxamed Axmed “Kooxda Horseed Wax Badan Ayay Kasoo Bartay Tartanka Jamaacada Carabta” Kooxda ciidanka xoogga Soomaaliyeed ee Horseed ayaa sanadkan ka qeybgashay tartan Jaamacadda carabta waxaana Horseed ciyaaraha dibadda ugu danbeesay ka hor 2019 sanadii 1984 kooxda cawa maalin waxa ay ka… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Bahda Isboortiga Finland Oo Abaal Mariyay Xidigihii Qeybta Ka Ahaa Xulka Qaranka Soomaaliya Ee Ciyaaray Is Reeb Reebka Koobka Aduunka Ciyaartooydii xulka qaranka iyo bahda isboortiga Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Finland ayaa kulan mahad celin u sameeyay xidigaha kala ah Axmed Saciid Axmed iyo Xuseen Maxamed Cabdi Kariim oo…
1 daqiiqo Ogow Xogta Kulanka Soomaaliya & Koonfurta 20 Jirada Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan ayaa kulan xiiso badan oo ka tirsan tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika 2019 ku leh garoonka Njeru ee wadanka Uganda. Soomaaliya kulankii furitaanka ciyaaraha…
2 daqiiqo Kooxda Dowladda Hoose Oo Ku Wajahan Maamul Goboleedyada Muxuuse Yahay Qorshahooda Maamulka Kooxda Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa sheegay in ay safar shaqo ku bixindoonaan maamul Goboleedyada,iyagoo halkaa ku dhaleeya kooxaha kubbadda cagta ee ka dhisan gobolada wuxuuna hadafka…
2 daqiiqo Gudoomiye Abuukar “Waan Ku Faraxsanahay Soo Qaadashada Laacib Feysal Xaashi” Guddoomiyaha naadiga dowladda hoose ee Muqdisho City Club Abuukar Maxamed Sheekh ayaa kooxdiisa kusoo dhaweeyay xidigihii kooxaha L.L.P Jeenyo iyo Dekeddaha Feysal Xasan Xaashi,isagoo sheegay in maamul ahaan ay ku faraxsanyihiin…
2 daqiiqo Xariirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Madaxda Dowladda Ka Dalbaday In Kaalin Wanaagsan Ka Qaataan Horomarka Guulaha Xulka Xariirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa is badal weyn ku sameeyay shaxda xulka qaranka,isagoo safka xulka kusoo biiray tiro badan oo ciyaartooy ah kuwaas oo ku nool qurbaha,iyagoo kaashanaya ciyaaryahanada gudaha…
4 daqiiqo Ogow Sida Loo Diyaariyay Xulka Dhalinyarada Soomaaliya Madaxda xariirka kubbadda cagta kubbadda cagta Soomaaliya ayaa juhdi iyo waqti badan ku bixiyay dhisidda da’yarta xulkeena oo markii ugu horeesay ka qeyb galay ciyaaraha 15 Jirada Bariga iyo Bartamaha…
1 daqiiqo Ogow Wax Walbo Oo Ku Saaban Ciyaarta Adag Ee Soomaaliya Iyo Zimbabwe Xulka dalkeena Soomaaliya ayaa kulanka labaad ee is reeb reebka koobka aduunka 2022 ee ka dhacay wadanka Qatar magaalada Haraare kula ciyaaray xulka wadanka Zimbabawe. Kulankii hore oo ay labada…
2 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Waqti Ku Bixinaya Horomarka Maamul Goboleedyada 10 bilood oo iminka laga jooga dib u doorashadii madaxada xariirka kubbadda cagta Soomaaliya waxaa is badal iyo hufnaan lagu sameeyay hanaanka shaqo,iyadoo la abuuray guddiyo kala duwan oo ka…
6 daqiiqo Ogow Dhacdooyinka Ugu Weynaa Bisha August Ciyaaraha Soomaaliya 01-August 2019-Kooxda Mogdishu City Clup ayaa saxaafada usoo bandhigtay dhowr xidig kuwaas oo kala ahaa ajaaniba iyo kuwa u dhashay dalka qeybna ka ah olalah 2019-2020. Xidiaha kusoo biiray waxa…