Ciyaartooydii hore kubbadda Cagta iyo xulka qaranka Soomaaliya ayaa kulan Saaxiibtinimo ku dheelay caasimada,iyadoo taageerayaasha kasoo qeybgalay kulankan ay maqsuudeen Xirfadooda waxaana qabsoomida kulankan soo agaasimaya laaciibkii hore kooxaha Madbadaca…