2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Dowladda Hoose Oo Ku Wajahan Maamul Goboleedyada Muxuuse Yahay Qorshahooda Maamulka Kooxda Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa sheegay in ay safar shaqo ku bixindoonaan maamul Goboleedyada,iyagoo halkaa ku dhaleeya kooxaha kubbadda cagta ee ka dhisan gobolada wuxuuna hadafka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gudoomiye Abuukar “Waan Ku Faraxsanahay Soo Qaadashada Laacib Feysal Xaashi” Guddoomiyaha naadiga dowladda hoose ee Muqdisho City Club Abuukar Maxamed Sheekh ayaa kooxdiisa kusoo dhaweeyay xidigihii kooxaha L.L.P Jeenyo iyo Dekeddaha Feysal Xasan Xaashi,isagoo sheegay in maamul ahaan ay ku faraxsanyihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xariirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Madaxda Dowladda Ka Dalbaday In Kaalin Wanaagsan Ka Qaataan Horomarka Guulaha Xulka Xariirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa is badal weyn ku sameeyay shaxda xulka qaranka,isagoo safka xulka kusoo biiray tiro badan oo ciyaartooy ah kuwaas oo ku nool qurbaha,iyagoo kaashanaya ciyaaryahanada gudaha…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Sida Loo Diyaariyay Xulka Dhalinyarada Soomaaliya Madaxda xariirka kubbadda cagta kubbadda cagta Soomaaliya ayaa juhdi iyo waqti badan ku bixiyay dhisidda da’yarta xulkeena oo markii ugu horeesay ka qeyb galay ciyaaraha 15 Jirada Bariga iyo Bartamaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Wax Walbo Oo Ku Saaban Ciyaarta Adag Ee Soomaaliya Iyo Zimbabwe Xulka dalkeena Soomaaliya ayaa kulanka labaad ee is reeb reebka koobka aduunka 2022 ee ka dhacay wadanka Qatar magaalada Haraare kula ciyaaray xulka wadanka Zimbabawe. Kulankii hore oo ay labada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Waqti Ku Bixinaya Horomarka Maamul Goboleedyada 10 bilood oo iminka laga jooga dib u doorashadii madaxada xariirka kubbadda cagta Soomaaliya waxaa is badal iyo hufnaan lagu sameeyay hanaanka shaqo,iyadoo la abuuray guddiyo kala duwan oo ka…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Dhacdooyinka Ugu Weynaa Bisha August Ciyaaraha Soomaaliya 01-August 2019-Kooxda Mogdishu City Clup ayaa saxaafada usoo bandhigtay dhowr xidig kuwaas oo kala ahaa ajaaniba iyo kuwa u dhashay dalka qeybna ka ah olalah 2019-2020. Xidiaha kusoo biiray waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Soomaaliya Oo Garaacday Zimbabwe Is Reeb Reebka Koobka Aduunka Xulalka Soomaaliya Iyo Zimbabwe ayaa lugta kowaad ee taranka i sreeb reebka koobka aduunyada 2022 ee ka dhacay wadanka Qatar ku ciyaarayay garoonka Al Hagi Hassan Guuleed ee dalka Jabuuti,iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Degmada Shibis Oo Jartay Tigitkii Fiinalaha Tartanka Kubbadda Gacanta Degmooyinka 2019 Degmada Shibis ayaa usoo baxay fiiinaalka tartanka kubbadda Gacanta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019 kadib markii ay guul ay si dirqi ah kaga adkaatay degmada Wadajir. Kulankan oo ahaa kulanki labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Degmada Hodon Oo Iska Xaadirisay fiinaalka Tartanka KubBadda Gacanta Degmooyinka Gobolka Banaadir Degmada Hodon ayaa usoo gudubtay fiinaalka tartanka kubadda Gacanta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019 kadib markii ay ka adkaatay degmada warta nabadda. Kulanka oo ahaa kulanki koowaad ee semi finaalka tartanka…