2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Kulanka U Dhaxeeya Xulalka Soomaaliya & Burundi Xulalka 15 Jirada Soomaaliya iyo Burundi ayaa ku balansan garoonka Asmara ee wadanka Eretrie,iyagoo wada dheelaya kulamadoodii 2-aad ee tartanka xulalka da’yarta bariga iyo bartamaha Afrika 2019 oo sanadkan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garoonka Kubadda Cagta Ee Banaadir Oo Loo Badalay Eng Yariisow Xaflad duco ah ayaa waxaa ay hadda ka socotaa garoonka kubadda cagta ee Banaadir. , xafladda ducada ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda ugu sareyso dalka. Madaxweynaha Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqani Saciid “Guul Iyo Guul Daro Hala Taageero Kooxaha Kubbadda Cagta Dalka” Guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay dib ugu soo noqoshada ciyaaraha qaarada Afrika ay qaadatay mudo dheer,balse howshan ay door wanaagsan ka ciyaareen madaxda naadiyada kubbadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Mudo Dheer Ayaan Ka Maqneen Tartamada Qaarada Aan Adkee Sano” Guddoomiye Maxamed Axmed Gudoomiyaha kooxda ciidanka xooga dalka ee Horseed DR.Maxamed Axmed Maxamed oo ka mid ah mas’uuliyeentii garoonka aadan cadde ka sagootisay kooxaha kubbadda cagta Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Maryan “Dowladda Soomaaliya Way Ku Farax Santahay Kusoo Laabashada Tartamada Qaarada Africa” Kooxda kubadda cagta Dekedda oo saddexdii sano lasoo dhaafay ku guulaysanay hanashada horyaalka Somalia Premier League ayaa 30 sano ka dib ka qeybgashay tartanka horyaalka kooxaha qaarada Africa ee CAF…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Soomaaliya Oo 30 Sano Ka Dib Ka Qeybgalaysa Tartamada Qaarada Afrika Kooxaha kubadda cagta Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa u kala safray dalalka Masar iyo Zanzibar,iyagoo halkaas u aaday ka qeybgalka tartamada Caf Champions League iyo Caf Confedration 2019 oo aysan Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Isku Aadka Tartanka Xulalka Da’yarta Oo Lasoo Saaray,Soomaaliya Halkee Ku Jurtaa Xiriirka kubbadda cagta Bariga iyo bartamaha Afrika ee Cecafa ayaa soo saaray isku aadka tartanka xulalka da’yarta 15-jirada ee isla bishan August ku qabsoomaya wadanka Eritria. 11-wadan ayaa tartanka dhallinyarada…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Dhacay Bisha Luuliya 2019 Goobjoog Sports waxa ay aqristayaasheeda sharafta badan usoo gudbinaysaa dhacdooyinkii ee dhacay bisha July 2019,iyadoo aan horay idinla wadaagnay bilihii lasoo dhaafay waana tariikh ku cusub bahda ciyaaraha. 01-July 2019-Maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Kulan Is Barasho La Qaatay Xulka Qaranka Da’yarta Madaxda xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa kulan dhiiri gelin iyo is barasho la qaatay xidigaha xulka 15-jirada ee dhawaan ka qeyb galaya tartanka bariga iyo bartamaha Afrika 2019 ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqani Saciid Carab “Kusoo Laabashada CAF Waa Astaan Muujinaysa Heerkeena Horomarka” 18 July 2019-guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta mudane Cabdiqani Saciid Carab ayaa noqday guddiga fulinta xiriirka kubbadda cagta qaarada Afrika ee CAf,iyadoo siyaabo kala duwan guushan ay u soo…