1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Dhallinyarada Soomaaliya Oo Garaacay Dhigooda Sudan xulka 15 Jirada dalkeena Soomaaliya ayaa guul muhiim ka gaaray dhigiisa Sudan kulan ciyaaareed ka tirsanaa tartanka xulalka da’yarta bariga iyo bartamaha Afrika 2019 ee sanadkan ka dhacaya magaalada Asmara…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Horseed Oo La Balansan Al Rifaa Sports Club Kooxda Horseed ee ciidanka xogga dalka ayaa ciyaaraysa kulankii labaad ee tartanka Mohamed VI Champions 2019,iyadoo la balansan kooxda reer Baxreen ee Al-Riffa Sports Club. 18 Bishan ayuu tartanka ka furmay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho City Club Oo Barbaro Ka Heshay Tartanka Kooxaha Qaarada Afrika Ee Caf Confderation Naadiga dowladda hoose ee Muqdisho City Club oo sanadkan ka qeybgashay ciyaaraha Caf Confedration ayaa 30 sano ka dib kulankii ugu horeeyay barbaro la gashay kooxda reer Zanzibar ee Malindi…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhiiri Geliy Isboorti Cali Jilacow Absuge Oo Dalka Kusoo Laabtay Ciyaartooydii xulka iyo kooxaha kala duwan ee dalka ayaa magaalada Muqdisho si weyn ugu soo dhaweeyay Cali Jilacow Absuge oo bahda ciyaaraha ku dhiiirigelin jiray is dhaxgalka bulshada,isagoo sidoo kale maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Da’yarta Soomaaliya Oo Guul Dar Kala Kulmay Dhigiisa Burundi Xulalka 15 Jirada Soomaaliya iyo Burundi ayaa ciyaar xiiso badan ku qaatay garoonka Cisero Stadium ee magaalada smara ee wadanka Eretrie,iyagoo wada dheelay kulamadoodii 2-aad ee ciyaaraha 15jirada bariga iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Horseed Oo Tababar Adag Ku Sameeysay Magaalada Casablanca Ee Dalka Morrocco Kooxda kaalinta 2-aad sanadkan ka gashay horyaalka Somalia Premier League 2018-2019 ee Horseed ayaa sanadkan markii ugu horeesay ka qeybgalaysa ciyaaraha Jamaacada carabta oo lagu qabanayo magaalada Casablanca ee dalka Morrocco,xili…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Kulanka U Dhaxeeya Xulalka Soomaaliya & Burundi Xulalka 15 Jirada Soomaaliya iyo Burundi ayaa ku balansan garoonka Asmara ee wadanka Eretrie,iyagoo wada dheelaya kulamadoodii 2-aad ee tartanka xulalka da’yarta bariga iyo bartamaha Afrika 2019 oo sanadkan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garoonka Kubadda Cagta Ee Banaadir Oo Loo Badalay Eng Yariisow Xaflad duco ah ayaa waxaa ay hadda ka socotaa garoonka kubadda cagta ee Banaadir. , xafladda ducada ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda ugu sareyso dalka. Madaxweynaha Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqani Saciid “Guul Iyo Guul Daro Hala Taageero Kooxaha Kubbadda Cagta Dalka” Guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay dib ugu soo noqoshada ciyaaraha qaarada Afrika ay qaadatay mudo dheer,balse howshan ay door wanaagsan ka ciyaareen madaxda naadiyada kubbadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Mudo Dheer Ayaan Ka Maqneen Tartamada Qaarada Aan Adkee Sano” Guddoomiye Maxamed Axmed Gudoomiyaha kooxda ciidanka xooga dalka ee Horseed DR.Maxamed Axmed Maxamed oo ka mid ah mas’uuliyeentii garoonka aadan cadde ka sagootisay kooxaha kubbadda cagta Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa sheegay…